Ka hor Ma'arag.
Posted: Sun May 01, 2011 11:08 am
Waxaan u fiirsaday sidaynu u dhaqanno markay jamhado isku dhacaan oo
ay fooda is daraan. Qaar innaga mid ah ee webkan S-NET soo gala waxay u
dhaqmaan sidii dad aan fiyooween oo kale. Geeri lagu farxo, oo loo damaashaado,
iyadoo lasii aflagaadeenayo ruuxa geeriyooday meeshan ka hor ma'arag.
Waa wax laga xumaado oo laga murugoodo arrimaha qaarkood.
Dhalinyaronimo yaysan idin la tegin.
Tusaale ahaan waxaad ila eegtaan TAYTALKA POSTIGAN HOOSE.
viewtopic.php?f=249&t=274792