Qaxyadaani oo ahaa Miinooyinka dhulka lagu aaso lagana hago Rimuud Kontorolka ayaa barqonimadii maanta waxaa lagu beegsaday aga gaarka Saldhiga Galbeed labo gaari oo mid ka mid ah uu saarnaa gudoomiyaha degmada Dharkeenlay Macalin Cabdulle Cali Hillowle kaasi oo ay ka dhasheen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhawac.
Inta la’ogyahay hal qof ayaa ku dhintay 7-kalana oo isugu jiray askar iyo dad rayid ah waa ay ku dhaawacmeen qaraxyadaasi.
Gudoomiyaha degmada Dharkeenlay Macalin Cabdulle oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in uu ka bad baaday isku day dil ah oo lala damcsanaa, waxaana uu tilmaamay in qarxyadaasi ay waxyeelo gaarsiiyeen dad rayid ah iyo askar ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya. shabelle media
alshabaab ayaa dhankooda qirtay
waa yaab hadii lagu farxayo amni dara ka suubinta dhul nabad ah ,dharkenley waa goob dadka fara badan oo qax ah dagan yihiin . waxaan tuseynay inaan awood ku leenahay ayeey leeyihin . iney maskaxda ka jiran yihiin iyo in caruurta wax la cabsii magaran garo runtii .Xaalad kacsanaan ah ayaa caawa laga dareemayaa degmada Dharkeynleey ee magaalada Muqdisho kadib qaraxyo maanta gilgilay. qaraxyadii maanta ka dhacay Dharkeynleey ayaa fariin u ah in mujaahidiintu awood ku dhax leeyihiin degmada maadaama ay dharaar cad fuliyeen weerar qaabaysan


