Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kuffaarta Amisom oo xasuuqay shacabka muslimiinta

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Kuffaarta Amisom oo xasuuqay shacabka muslimiinta

Postby AhlulbaytSoldier » Wed May 18, 2011 2:30 pm

Duqeyntii ugu qasaaraha badneyd ee bilihaan oo lagu garaacay Bakaraha

Muqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa sii kordhay qasaaraha ka dhashay duqeyn galabta lagu garaacay Suuqaq Bakaaraha iyo dagaalo goos goos ah oo maanta ka dhacay Xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho.

Inta la ogyahay 15 ruux ayaa ku geeriyootay 80 kalana waa ay ku dhaawacmeen madaafiic iyo dagaalo goos goos ah oo saakay ilaa galabta magaalada Muqdisho ay isku weydaarsadeen ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, AMISOM iyo kuwa Xarakada Al Shabaab.

Dagaalka goos gooska ah ayaa waxa uu ka dhacay xaafado ka mid ah degmooyinka Hodon iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir halkaasi oo mudooyinkii u dambeeyay ay isku horfadhiyeen dhinacyada maanta dagaalamay.

Madaafiic farabadan oo dagaaladaasi goos gooska ah bar bar socday ayaa waxa ay ku hoobteen Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, waxaana qasaaraha ugu badan dadka dhaawacmay uu ka soo gaaray duqeyntaasi.

Madaafiicda meelaha ay ku dhaceen ayaa waxaa ka mid ah masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Bakaaraha waxaana madfac halkaasi ku dhacay ku dhaawacmay 15 ruux xili ay ku sugnaayeen qeybta weysada ee masjidkaasi, sidoo kale meelaha ay madaafiicdu ku dhaceen ayaa waxaa ka mid ah qeybta Daawada, qeybta Badarka, qeybta Sarifka iyo sarta Cali Dheere waxaana halkaasi ku dhaawacmay dad aad u farabadan.

Madfaca ku dhacay qeybta badarka ee Suuqa Bakaaraha ayaa waxa uu sidoo kale sababay gubashada dhowr bakhaar oo halkaasi ku yiilay, iyadoo dhinaca kalana dad rayid ah ay ku dhaawacmeen madfacaasi.

Cali Muuse Sheekh oo ah madaxa saraakiisha gaadiidka gurmadka deg dega ah oo Caawa Shabelle u waramayay ayaa sheegay in galabta ay qaadeen dhaawacyada 80 ruux oo rayid ah oo ku waxyeeloobay duqeynta lagu garaacay Suuqa Bakaaraha.

Sidoo kale Cali Muuse waxa uu sheegay in dhaawacyada ay wax ka qaadeen gaadiid si gaar ah loo leeyahay iyo kuwa ay lahaayeen xarakada Al Shabaab, isagoo intaasi ku daray in ay arkeen dhimashada in ka badan 10 qof oo rayid ah.

Xaaladda ayaa caawa waxa ay tahay mid aan deganeyn waxaana xiliyada qaar la maqlayaa dhawaqa rasaas iyo madaafiic teel teel ah oo ka dhaceysa goobaha ay isku horfadhiyaan ciidamada dowladda KMG, AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab.

Majiro wax war ah oo ka soo baxay dhinacyada dagaalamay oo ku aadan dagaalkii iyo duqeyntii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana dagaalkii maanta uu ahaa kii ugu qasaaraha badnaa ee bilihaan ka dhaca magaalada Muqdisho.



Its strange that some people out of clannism do not protest against the govt lead by sh.dalxiis & farmaajo and the atrocities committed by salibiyiinta Amisom(If they were peacekeepers, how come they massacre at this large scale?Fear Allah!), yet these same ppl were against ina yeey, amxaar and amisom two years ago.

User avatar
Archerr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1242
Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.

Re: Kuffaarta Amisom oo xasuuqay shacabka muslimiinta

Postby Archerr » Wed May 18, 2011 2:39 pm

What people are you talking about? As far this shelling of Bakaaraha, allaha ha u naxariisto intii ku dhimatay. I believe AMISOM is determined to capture Bakaaraha since it is the lifeline of Al Shabab.

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Kuffaarta Amisom oo xasuuqay shacabka muslimiinta

Postby AhlulbaytSoldier » Wed May 18, 2011 2:45 pm

The supporters of Dalxiis and Farmaajo. Who else.

Archerr, i know the khawaarijta shabaab are using Bakaaro as military base. But regardless of that, innocent citizens are dying.

Both by shabaab, amisom and dowlad isku sheega etc.

We need to be against this. And not follow dalxiis or farmaajo blindly cuz they are from our clan, even though they have blood on their hands.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 67 guests