Page 1 of 1

Xaflad taageerayaasha sdiid ku lahaayeen Washington DC

Posted: Thu May 19, 2011 1:38 pm
by pmfaraajo
Xaflad taageerayaasha Somaliland ku lahaayeen Washington DC oo baaqatay, waa maxay sababtu?
Image
Washington: Xaflad ay qolyaha Somalidiidka u ololeeyaa ku lahaayeen Washington DC, Maraykanka ayaa baaqatay, kadib markii ay ka baqeen ka qaybgalayaashu in halkaasi ay ugu yimaaddaan waaxda socdaalka Maraykanka (immigration authority) oo la sheegay inay halkaasi ku soo wajahnaayeen ka dib markii ay ogaadeen in dadka halkaasi ugu dabbaal degayey Somaliland, ay si been abuura sharciga ugu qaateen qabiillo kale oo Soomaaliyeed.

Mid ka mida saraakiisha socdaalka oo su’aal la weydiiyey ayaa wuxu yiri: “if Somaliland is doing so well, why the hell these people commited fraud by using fictitious names and tribes.” oo tarjumaddeedu tahay, haddii Somaliland tahay meel barwaaqo ka jirto, waa maxay sababta dadkani u gelayaan musuqa iyagoo isticmaalaya magacyo iyo qabiillo beena.

Sida warku nagu soo gaadhayo, waxa halkii xafladdu ka dhici lahayd lagu arkayey oo qudha nin la yiraahdo Mawliid, oo dawladda Itoobiya qunsul uga ah safaaraddeeda, ninkan oo asal ahaan ka soo jeeda Waqooyi Galbeed Soomaaliya, ahaana mid ka mida qabanqaabiyayaasha xafladdaas. Xafladdaas ayaan dhicin waxana keentay cabsida la soo deristay ka qayb galayaasha. Xafladdan ayaa loogu dabbaal degayey maalinta ay sheegaan Somaliland inay ka go’een Soomaaliya inteeda kale.

Guud ahaan, Soomaalida ayaa isku dhiibta qabiillo kala duwan, iyadoo aan kala sooc lahayn, waxana sida la sheegayo waaxda socdaalka meesha soo geliyey, warbixinno ku taabsan taageero ay Somaliland siiyo kooxaha argagixisada ah ee koonfurta Soomaaliya ka dagaallama.

Re: Xaflad taageerayaasha sdiid ku lahaayeen Washington DC

Posted: Thu May 19, 2011 2:27 pm
by udun
:lol: :lol:

Somalidiid should worry

Re: Xaflad taageerayaasha sdiid ku lahaayeen Washington DC

Posted: Thu May 19, 2011 2:45 pm
by zingii
am speechless. :lol:

Re: Xaflad taageerayaasha sdiid ku lahaayeen Washington DC

Posted: Thu May 19, 2011 5:35 pm
by AsadSL
Dummies, location was changed the party still went on. The party was changed to virgina which is only a few mins from DC.

Re: Xaflad taageerayaasha sdiid ku lahaayeen Washington DC

Posted: Thu May 19, 2011 5:50 pm
by pmfaraajo
Dummies, location was changed the party still went on. The party was changed to virgina which is only a few mins from DC.
sxb asad stop the the pr..no party in dc area...i have on ? ''qabiilkee isku dhiibtay.. Mj or mr..labadaa baad aad u istcmaashiin.. Ku ma qarxinayo sxc runta ee sheeg

Re: Xaflad taageerayaasha sdiid ku lahaayeen Washington DC

Posted: Thu May 19, 2011 5:53 pm
by AsadSL
I dont know what your talking about in the last part but yea there was an event in the DC area bro. Do your own research if you wanna see the event in virginia . ie YouTube.com