Idaacada (baquuq-baqaaq) oo waraysi la yeelatay (s-net daanyeer) oo maanta u ahayd maalinta mooska, taas oo ka dhiganta dabaaldagii ka dambe guushii kaga soo hoyatay xubnihii is bahaystay.
Waraysigii Q&A:
zingii...> daanyeerow maxaa war inaga siin kartaa dagaalkii dhacay?
daanyeer...> "wuu waa, ahaa hiii hi".
zingii...> warar baa shegaya in mooska laguu tubakeyay ka hor dagalku intuusan dhicin ee maxaa kaa soo gaaray?
daanyee...> "a aaaa, hu hu hu"
Markay ii cadaatay inuusan warkiisa nuxur ku fadhinin ee aynu is af garan la'nahay ayaan u qariyay suaal ciyaal suuqnimo ah.
zingii...> sidee lagaaga siiyay?
daanyeer...> "uuu aaa, ahaa aaa".
warka oo dhan ka aqrista (baquu-baqaaq.com)
waxaa isoo xasuusisay filimka RIO ..marka xarfaanta danyeerka labada baqbaqa soo arkayaan SMS leesku soo diraayo ooo aaa haahaha
we call on all related xawayan and xawayanka deriska ethiopia to intervene

United Xawayaan Nations oo warning adag siisay isbaheysigeyga ka dib markii Nabeele geysatay gumaad kasoo horjeedo xuquuqda xawayanaadka