Sida ay sheegeen saraakiil ka tursan hey’ada caafimaadka
aduunka WHO 85 qof oo caruur u badan ayaa u dhimatay cudurka daacuunka
magaalada Xamar isbitaal ku yaala illaa bishii April
Hey;ada waxa ay ka digeysaa cudurada ka dhasha biyaha xiliga
roobka in ay sare usii qaado dhimashada.
Meelaha uu cudurka shubanka iyo daacuunka uu sida xun ugu
dhiftey waxaa ka mid ah Xamar, Baydhabo iyo Afgooye.
KismaayoNews.com
cudurkan caafimaad ahaan maxaa faafiyo , dagaalka saameyn intee la eg buu ku leeyahay faafida cudurkan , maxey ka qabteen labada dhinac ee is dagaalaya arinkaan
dooda wey furan tahay


