Last Updated on Thursday, 02 June 2011 22:19
Written by Administrator
Thursday, 02 June 2011 18:36
Qaar katirsan wakaaladaha Wararka caalamka ayaa si khlad ah u dhigay warar dhawaan lagu baahiyay wakaaladda Wararka SomaliMeMo iyo warbaahinta Islaamiga Afka Somaliga ku hadasha.
Kadib markii ay SomaliMeMo shalay baahisay waraysi laga duubay Asadullaahi Al-Imriiki oo ahaa Somali American weerar Istish-haadi ah ku qaaday saldhig ay ciidamada shisheeye Muqdisho ku lahaayeen ayay wakaaladaha wararka si been abuur ah u sheegeen in Wareysigaasi uu Khaas u ahaa SomaliMeMo arrinkuna sidaasi ma ahayne wareysiga waxaa qaaday weriya IQK katirsan.
Warka codka ah ee SomaliMeMo lagu baahiyay wuxuu ahaa xigasho aan kasoo xiganayne Idaacadda Qur'aanka Kariimka ee ku hadasha Afka mujaahidiinta Somaliya.
Wakaaladaha wararka caalamka ayaa ka Been abuuray shabakadda madaxa banaan ee SomaliMeMo oo ay sheegeen in ay ku hadasho Afka Shabaab arrinkaasi oo ah been abuur cad oo lagula kacay SomaliMeMo.
Wareysiga lala yeeshay Asadullaahi waxaa soo qaaday Weriye katirsan Idaacadda Qur'aanka Idaacadaasina waxaa gacanta ku haya Xarakada Al Shabaab SomaliMeMo iyo Warbaahino Islaami ah oo ay kamid yihiin AmiirNuur.com, Alfurqaan, Somalimidnimo iyo kuwa kale ayaana qaab xigasho ahaan usii qaatay balse Sirdoonada reer galbeedka iyo Warbaahintooda beenta caadeysatay ayaa arrinkaasi dusha usaariyay SomaliMeMo.
SomaliMeMo waa warbaahin Xor ah oo aan cid gaar ah hoostegin waxayna wararka kasoo tebisaa dhinacyada isku haya Somaliya sida Afrikaanta gumaysiga ah ee dalkeena kusoo duushay Kooxda KMG ah ama TFG waxa loogu yeero,Shabaabul Mujaahidiin,Putland,Somaliland,Galmudug iyo jawaanibta kale si isku mid ah ayaan wararkooda u qaadanaa waxaa nasiib darra ah in Washington Post,AP,Sharqal AWSAT,Al-muheet iyo kuwa kale oo Afafka qalaad wax ku qora ayaa SomaliMeMo ku tilmaamay warbaahin Shabaabul Mujaahidiin leeyihiin arrinkaasi oo meel ka dhac ku ah xoriyadda saxaafadda ay sheegtaan warbaahinadaasi beenta caadeystay.
SomaliMeMo ayaa ah warbaahin dhax dhaxaad ah oo beenta gees iska dhigtay waxayna mar walba u hiilisaa xaqqa iyadoona baadilka ka dhiidhisa, SomaliMeMo waxay caalamka u baahisaa tacadiyada ay gaalada afrikaanta ah ka gaysanayaan Muqdisho mana suura geli doonto in SomaliMeMo qariso jabka iyo halaaga soo gaaraya gaalada Afrika iyo burburka ay ku hayaan hantida Umadda Somaliya.
Can someone tell me where the owner of this site is hiding. I wanna shoot him in the head for being in the west while supporting terrorism



