Waxgaradka beesha Cayr Habargidir ee degan Wadamada Yurub iyo Waqoyiga Amerika waxay si'aad ah usoo dhoweynayaan Midnimada iyo hehsiiska ay Beesha Habar Iji ee Cery ay la gashay Shabaabul Mujaahidiin.
Waxgaradka Besha Cery ee Habargidir ee ku nool Wadamada Yurubta iyo Waqooyiga Amerika waxey si aad iyo aad a u soo dhoweynayaan Heshiiska iyo midnimada buuxda ee Beesha Habar Iji ay la qaadaay Mujaahidiinta Alshabaal,inagoo rajeyneyna in arinkaas uu soo afjari doono dagaaladii indhala'aanta ahaa ee beeshu ay kula jirtey Mujaaidiinta Alshabaa taasi oo sida runtaa ay beeshu ku weysey wiilal iyo maal intaba.
Beesha Habar Iji ee Cery ayaa iyadu aeed beesha ugu badan ee dagaaka kula jirtey  Mujaahidiinta Alshaaab marka loo eego beelaha kae ee Ceryka
waxaa horay iyagu heshiisla galay Mujaahidiinta Alshabaab qeybo badan ookamid a Beesha sida beesha cabsiiye oo iyaduka mid ah jufooyinka ugu waaweyn beeshaasi ceyr.
dhamaan waxgaradka iyo aqoonyahanada beesha Ceyr ee habargedir ee ku nool waqooyiga ameerika iyo yurub waxaey cadeynaaan in ay taageersan yihiin heshiiskaasi iyagoo weliba  Mujaahidiinta alshabaab ku amaanaya sida wanaagsan oo ay cafiska ugu fidiyeen dhalinyadaasi ay soo qaldeen kooxo iyagu dano gaa a ka leh degankaaso oo aan waxdaan ah kalahyn dhibaatada iyo halaagahalkaasi ka jira balse dantoodu taa in ay halakasi ka fuliyaan danaha Dowlada cadowgaa ee Itoobiya.
Ugudanbeyntii waxgaraka beesha ceyr ee Habargidir ee ku sugan waqooyiga Ameerika iyo yurub waey ugu baaqayaan dhamaan qeybaa kala duwan ee beesha oo ku nool daafaha caalamka in aytaageeraan go'aanadaasi waxku oolkaa ee lalagalay Mujaahidiinta Alshabaab.
Liiska magacyada qaar ka mid ah waxgaradka Beesha Cayr ee waqooyiga Amerika iyo yurub ee qoraalkaani soo saaray ayaa axaakamid ah kuwaani hoosku qoran.
Cornal,Mustafa islow cali
Injener,Cabdi said axmed
Cabdicasiis Maalin Xareed
Axmed Macalin Xasan
Dr,Cabdiweli shuriye cali
Cabdullaahi Cabdi Faarax (Sujuud)
Cali Macalin Xasan
Cabdicasiis Cabdullaahi Diiriye
Siciid Kaarshe Aadan
Cabdi Daahir Cabdi
Sadaq cabdi warsame
Cabdullaahi Axmed Xaashi
Cali Maxamuud Xuseen
Axmed Maxamuud Xuseen
Cabdinaasir Cabdicasiis Maalin Xareed
Mustaf Cabdicasiis Maalin Xareed
Cabdiladiif Cabdicasiis Maalin Xareed
Maxamad Diiriye Siyaad
Cabdullaahi Maxamed Cali (Police)
Saciid Cabdullaahi Cali
Ilyas Fidow Cadawe
Cumar Xasan Cade
Maxamad Iidow Daahir
Cabdisalaam Ciise Faarax
Faarax Bootaan Diini
Foos axmed iise
Maxamuud Axmed Nuur (Afyare)
Cabdinuur Cabdulle Dhiblaawe
Mahad Maxamad Jimcaale
Cali Xaashi Xersi
Murayo maxamed waheliye
Cali Rooble Cali
Cabdullaahi Maxamed Cali Aadan
Maxamed Cabdullaahi Aadan
Maxamed Aadan Xasan
Cabdirisaaq Aadan Axmed
Cabisalaam Salaad Faarax
Maxamed Xasan Shiikhoo
Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud
Cabdixakiim Shiikh Cilmi
Cabdi Kaariye Mahad Alle
Cabdi Daahir Cumar
Cabdulaahi Kaahiye Cilmi
Camaley Xasan falley
Cbdiwali Xasan Xaashi
Cabdimajiid Axmed Maxamed
Jamaal Maxamed Diiriye
Calas Maxamuud Faarax (Gacamey)
Siciid Dayax Cadaawe
Drs. Mulki Cilmi Rooble
Xalaawi Maxamed Aadan
Safiyo Maxamed Aadan
Saciido Bashiir Goobdoon
Weykabadan yihii adku intaani bale waxaanku soo gaabsaneynaa intani
Wa Bilaahi Towfiiq



