Farmaajo: I have not resigned and do not plan to resign.
Posted: Thu Jun 09, 2011 11:18 am
Why did Cabdikarim Jama speak for the prime minister when the prime minister spoke and said he does not plan to resign and will not? He said both no to resigning or accepting Sharif Hassan's demands like I said he would. He also said only the parliament can fire him and until then he will continue his job.
http://radiomuqdisho.net/rwasaaraha-oo- ... axayaasha/
He is back in Mogadishu speaking to protestors supporting him in MogadishuRa’iisul Wasaare Farmaajo oo beeniyay in uu is casilayo
Muqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Somaaliya ayaa sheegay in uusaan casilayo wax kama jiraana ku tilmaamay in wararka sheegaya in uu xilkiisa ka dagayo.
Kadib markii Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda KMG C/kariin Xasan Jaamac uu shaaciyay in Ra’iisul wasaare Farmaajo uu aqbalay in uu is casilo kadib kulamo Magaalada Kampala ee Xarunta dalka Uganda uu kula qaatay Madaxweynaha dowladda Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Ambassador Augustine Mahiga iyo Madaxweynaha dalka Uganda ayaa war kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul wasaraha waxaa lagu beeniyay in Ra’iisul wasaare Farmaajo uu iska casilayo xilka Ra’iisul wasaarenimo ee Soomaaliya.
http://shabelle.net/article.php?id=7377
http://radiomuqdisho.net/rwasaaraha-oo- ... axayaasha/
