Page 1 of 2
Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 1:54 pm
by zingii
Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 2:02 pm
by greenday
[quote="zingii"]

Bisinka, ninka qoriga lagu jeedshe maba naxayo.
Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 2:05 pm
by zingii
Wadaniyada ayaa ka qarineysa qoriga ku aadan.
Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 2:06 pm
by abdalla11
Naagtaan baa ka daran. I can see blood stains, tolow yey soo dishay?

Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 2:09 pm
by ciyaal_warta
Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 2:10 pm
by Voltage
Odeyga Tanzanianka Somalia danbe ha aado.

Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 2:18 pm
by Ina-Geel_Wase
It seems Reer Muqdisho had enough someone else deciding what is good for them after 20 years.
Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 2:18 pm
by greenday
Thats what war does to you

Lakiin hadaan xaga joogi laha tixaa gesinimidaas maqabeen

Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 2:20 pm
by zingii
Siduu bishinta u qaniinsanyahay ayaa laga dareemayaa ciilka uu qabo MAHIGA iyo xulafadiisa.
Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 2:24 pm
by OliveOil
Damn @ the scary images

Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 2:31 pm
by ciyaal_warta
Thats what war does to you

Lakiin hadaan xaga joogi laha tixaa gesinimidaas maqabeen

whe is a routine and its happening everyday wallah u wont feel scarry at all
i remember bk in xamar when there is a war the streets behind our area we used to sit darajiinka xaafada and talk about banooni and other things while the bullets were hitting the wall next to our darajiin

Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 2:34 pm
by zingii
The_patriot:
doing dhanto in islii nayroobi.
front dude with the flag
Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 3:10 pm
by ZubeirAwal
Re: Mahiga Wanted.
Posted: Fri Jun 10, 2011 3:12 pm
by zingii