Moderators: Moderators, Junior Moderators

Paper or without Murax your country is a colony and many hiden powers are controlling it........Look @ How unprofessional this fool Mahiga is. If its not on paper it didn't happen, this goes across all business, political, etc. spectrum. "He said, She said" is so unprofessional coming from a 'UN Envoy'
Murax, I sense a desperation on the part of Mahiga He is going as far as to say he did not sign but he has 'agreed in principle'Look @ How unprofessional this fool Mahiga is. If its not on paper it didn't happen, this goes across all business, political, etc. spectrum. "He said, She said" is so unprofessional coming from a 'UN Envoy'

Marka aan ku koobnaano waxa xukuumad laga fisho, Xukumadaan waxay la timid maamul iyo maarayn ku salaysan I tus oo I taabsii. Lixdii biloodna waxay qabatay;
1. Mudo 7 sano ah waxay markii ugu horaysay joogtaysay inay mushaar siiso ciidamada iyo shaqaalaha DKMG ah.
2. Waxay dayactir ku sameeyeen wadooyin iyo dhismoyaal muhiim ah.
3. Waxay dib u hawl-galiyeen Iskuulaad iyo Isbitaalo aan horay u shaqayn.
4. Waxay joojisay heshiisyo hanti iyo dhul boob ahaa oo xukuumadihii hore galeen.
5. Waxay si wacan u maamuleen dhaqaalaha ka soo baxa dekedda iyo garoonka diyaaradaha.
6. Waxay joojiyeen dhaqaalihii deeqda ee dibadaha lagu boobi jiray.
7. Waxay soo dhiciyeen oo la soo wareegeen lacag badan oo diyaarahada isticmaalaha hawada Soomaaliya ay ka qaadi jirtay hay`ad uu saldhiggeedu yahay Nairobi.
8. Waxay kala tureen heshiiskii lagu dhacay Badda.
9. Waxay noqotay xukuumaddii dhaqaalaha ugu yar ka heshay waxa loogu yeero beesha caalamka, beekhaansatayna dhaqaalaha ka soo galay dalka gudihiisa.
10. Waxay noqotay xukuumaddii ugu waxtarka badnayd, oo gaartay heer ay mushaarkooda ugu deeqaan dadka tabaalaysan.
11. Waxay noqotay xukuumaddii ugu horaysay ee xusuusata Naafadii xoogga dalka.
12. Waxay hawl-galisay ciidamadii DKMG oo xukuumadihii hore qoryaha daadin jiray marka ay isku dhacaan xoogagga Islaamiyiinta, hadana dardar iyo carcar waalan la soo baxay, kadib markii ay heleen mooraal dhis iyo dhiiri galin.
13. Waxay dhufaysyada ka saareen ciidamada Afrikaanka oo ay u sheegeen inay dagaalada ka qayb qaataan maadaama ay dalka u joogaan inay xukuumadda iyo guud ahaanba DKMG ka ay ka difaacaan Islaamiyiinta.
14.Ciidamada Dowlada waxay dileen Horjoogihii Muhaajiriinta & Shababka Fasul Cabdallah Mahamed oo ahaa nin sida ay sheegan jireen Reer Galbeedku aad u doonayeen, madaxiisana 5 milyan oo US$ lacag la dul dhigay.
15. Waxay is faham iyo kalsooni dhex dhigeen ciidamada DKMG iyo kuwa AMISON.
16. Waxay noo yeerin maysaan ku dheheen QM oo afhayeen u ah Beesha Caalamka, una sheegeen inay iyagu yaqaanaan waxa dalka iyo shacabku u baahanyihiin.
17. Waxay la dagaalantay musuq-maasuqii ay beesha Caalamku gabaadka ka dhigan jireen ayagoo leh DKMG waxayna meella la gaarayn musuq iyo dhaqaale boob.
18. Ugu danbayntiina, waxay xiriir wanaagsna la yeeltay bulshada Soomaaliyeed ee dalka ku sugan iyo Jaaliyadaha dibada, gaartayna heer shacabka Muqdisho jacaylka ay u qabaan sii joogitaankooda ay dad naftooda u waayeen kuwo kale ay xiraan inkastoo intooda badan uu xalay sii dayay Ra'iisul wasaaraha ahna kusimaha Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga.

I get you're pissed but for goodness sake stop using the beloved WEST African dish to insult the Ugandan. Jow.
I could never understand why the so-called 'international community' would not allow long suffering Somalis in Mogadishu and the rest of Southern Somalia to live in peace? More like they don't want the Somalis in the South to live in peace and want them to die in a slow, painful deathYaa diidan farmaajo ??
http://www.hiiraannet.com/news.php?readmore=2482
Marka aan ku koobnaano waxa xukuumad laga fisho, Xukumadaan waxay la timid maamul iyo maarayn ku salaysan I tus oo I taabsii. Lixdii biloodna waxay qabatay;
1. Mudo 7 sano ah waxay markii ugu horaysay joogtaysay inay mushaar siiso ciidamada iyo shaqaalaha DKMG ah.
2. Waxay dayactir ku sameeyeen wadooyin iyo dhismoyaal muhiim ah.
3. Waxay dib u hawl-galiyeen Iskuulaad iyo Isbitaalo aan horay u shaqayn.
4. Waxay joojisay heshiisyo hanti iyo dhul boob ahaa oo xukuumadihii hore galeen.
5. Waxay si wacan u maamuleen dhaqaalaha ka soo baxa dekedda iyo garoonka diyaaradaha.
6. Waxay joojiyeen dhaqaalihii deeqda ee dibadaha lagu boobi jiray.
7. Waxay soo dhiciyeen oo la soo wareegeen lacag badan oo diyaarahada isticmaalaha hawada Soomaaliya ay ka qaadi jirtay hay`ad uu saldhiggeedu yahay Nairobi.
8. Waxay kala tureen heshiiskii lagu dhacay Badda.
9. Waxay noqotay xukuumaddii dhaqaalaha ugu yar ka heshay waxa loogu yeero beesha caalamka, beekhaansatayna dhaqaalaha ka soo galay dalka gudihiisa.
10. Waxay noqotay xukuumaddii ugu waxtarka badnayd, oo gaartay heer ay mushaarkooda ugu deeqaan dadka tabaalaysan.
11. Waxay noqotay xukuumaddii ugu horaysay ee xusuusata Naafadii xoogga dalka.
12. Waxay hawl-galisay ciidamadii DKMG oo xukuumadihii hore qoryaha daadin jiray marka ay isku dhacaan xoogagga Islaamiyiinta, hadana dardar iyo carcar waalan la soo baxay, kadib markii ay heleen mooraal dhis iyo dhiiri galin.
13. Waxay dhufaysyada ka saareen ciidamada Afrikaanka oo ay u sheegeen inay dagaalada ka qayb qaataan maadaama ay dalka u joogaan inay xukuumadda iyo guud ahaanba DKMG ka ay ka difaacaan Islaamiyiinta.
14.Ciidamada Dowlada waxay dileen Horjoogihii Muhaajiriinta & Shababka Fasul Cabdallah Mahamed oo ahaa nin sida ay sheegan jireen Reer Galbeedku aad u doonayeen, madaxiisana 5 milyan oo US$ lacag la dul dhigay.
15. Waxay is faham iyo kalsooni dhex dhigeen ciidamada DKMG iyo kuwa AMISON.
16. Waxay noo yeerin maysaan ku dheheen QM oo afhayeen u ah Beesha Caalamka, una sheegeen inay iyagu yaqaanaan waxa dalka iyo shacabku u baahanyihiin.
17. Waxay la dagaalantay musuq-maasuqii ay beesha Caalamku gabaadka ka dhigan jireen ayagoo leh DKMG waxayna meella la gaarayn musuq iyo dhaqaale boob.
18. Ugu danbayntiina, waxay xiriir wanaagsna la yeeltay bulshada Soomaaliyeed ee dalka ku sugan iyo Jaaliyadaha dibada, gaartayna heer shacabka Muqdisho jacaylka ay u qabaan sii joogitaankooda ay dad naftooda u waayeen kuwo kale ay xiraan inkastoo intooda badan uu xalay sii dayay Ra'iisul wasaaraha ahna kusimaha Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga.

I get you're pissed but for goodness sake stop using the beloved WEST African dish to insult the Ugandan. Jow.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 72 guests