Give me a break , hooyada baa hawiye ah , xamar na waad ku dhalatay oo ku soo kortay markasaad rabta inaad inoo turjumaanto lahjadda dhulbahantaha laas canood iyo widhwidh dega . Tan kugu naco adiga waxa weeye , inkasta oo aad wadaad isku sheegto , beentaad ayaad sidii wax Ilaah imaanka ka qaaday u miisata , waxaad rabto na waad iska samaystaDooros , the northern dooros like the dhullos call it laxoox too . Canjeero comes from the Ethiopian word canjeera !!!
We call it Canjeero, first time I heard Laxoox was on snet a couple of years ago.
Back to the topic.....Best breakfast Canjeero with Ukon or Odkac or Beer
Maantana waxaad la timi , dhulbahantuhu laxooxda ba ma'ba yaqaan . Qabiil ku ma xidhna xisaabtani e , dadkii isku "region" ah baa isku "accent/regional words" ah . Ka bax waalida !!




