Moderators: Moderators, Junior Moderators




R/wasaaraha Xukuumadda oo xilkiisii iska cisilay kaddib shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta Madaxtooyada, sidoo kale waxaa halkaas hadal ka jediyay Madaxweyne shariif, wuxuuna uha mahad celiyay shaqadii wanaagsanayd ee uu so qabtay, isla goobtaas waxaa xilka kusimaha loogu dhiibay R/wasaare xigenka Xukuumadda C/Wili Maxamed Cali









There is no escaping MJ yaa hutu... Dr. Abdiwali is already the TFGs acting Prime Minister.I bet the next dude will be from pirateland.


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 70 guests