So Sheikh Sharif and Farmaajo both decided that Professor Abdiwali Gaas, who is was deputy prime minister and Farmaajo's best friend from the same town in New York, succeed Farmaajo as the prime minister of the rest of the TFG mandate so the current ministers keep their positions. Sharif Hassan who wanted to have equal say in the naming of the new PM tried to fight against it but was finally persuaded by his friends not to spill all the milk in his cup by looking like a double spoiler. So Sheikh Sharif and Sharif Hassan called the media to announce the new prime minister but at the swearing in Professor Abdiwali walked in side by side with Farmaajo and Sharif Hassan stormed out of the place in less than 20 seconds, wtf this guy is obsessed with Farmaajo he is intimidated just by seeing his presence
Isfaham waaga ayaa yimid kadib markii sida la sheegay C/wali Max’ed Cali uu wehliyo Ra’iisul wasaarihii xukuumada KMG Max’ed C/laahi Farmaajo uu soo galay goobta uu kulanku ka socday taasi oo dhaliysay in wax yar 20 daqiiqo gudoomiyaha Barlamanku uu isaga soo baxo kulanka.
http://shabelle.net/article.php?id=7812
Intii uu socday wadahadalka labada Shariif ayaa waxaa goobta yimid Ku simaha Ra'iisul Wasaaraha C/Wali Maxamed Cali oo warqab ahaa islamarkaana isu soo diyaariyey shaacinta xilka Ra'iisul Wasaarenimo.
Shariif Xasan oo caro ka qaaday qeybsiga Golaha Wasiirada ayaa mar indhahiisa waxa ay qabteen C/Wali Maxamed Cali iyo Ra'iisul Wasaarahii is casilay ee Farmaajo oo siwada jir ah madasha u yimid, waxaana daqiiqado ka dib si caro leh Xafiiska Madaxweynaha uga soo baxay Gudoomiyaha Baarlmaanka sida ay sheegeen Xildhibaano ku dhow Shariif Xasan.
Wariyaasha meesha tagay ayaa lagu wergeliyey in uu dib u dhac ku yimid barnaamijkii loogu yeeray hasa ahatee looma sheegin wax loogu yeeray inkastoo wariyaasha ay helayeen warar duul duul ah oo ka soo baxayey kulanka Labada Shariif.
Ra'iisul Wasaarahii shalay iscasilay ee Farmaajo ayaa aad ugu ololeeynaya in Ra'iisul Wasaraha Cusub laga dhigo C/Wali islamarkaana golaha Wasiirada sidooda dib loogu soo celiyo si uu isii jiro isfahamka Golaha wasiirada.
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... =10804&z=2
According to this Xildhibaan interviewed by VOA, Sharif Hassan smells the "scent" of Farmaajo and can't bear to be near anyone who gets close to him
Warar ay xooraansatay Shabakada Jowhar.com ayaa sheegaya in markii hore saaka Shariif Xasan uu ogolaa in Cabdi wali loo magacaabo xilkaas, hase ahaatee mar kaliya ay wiish ku yeertay markii uu arkay Cabdi Wali iyo Farmaajo oo mar kaliya soo wada galay Xafiiska, isla markaana sidaas Shariif Xasan ku dalbaday in aan Farmaajo goob joog ka noqon karin, taasoo qorshaha goobta ahaa in Farmaajo uu xilka wareejiyo marka la magacaabo, hase ahaatee Shariif Xasan ayaa u gartay sheekada in aysan waxba ka duwan Xukuumadii uu isagu diidanaa, isla markaana Cabdi Wali ay yihiin saaxibo isku dhow isaga iyo Farmaajo.
http://jowhar.com/news.php?readmore=1698