but I give them credit when they bring peace and order where they take,which the TFG is unable to do with all the help of the world.
unlike you who is supporting TFG because of your red lip uncle Sheekh Shariif who is the president, and you will do 180 turn as soon as he is sacked, like you use to support Islamic courts when sheikh shariif was the head of that group.
maxaakimta soomaaliyoo dhan baa taageersaneyd , rajana waa laga qabay ,balse aqoonyarideena dhanka istaraatiijiyada ayaa keentay howl aan laga bixi karin iyo cadow kaa adag inaan isku taagno , 6bilood ayadoo dhalan ayey wexey dagaal u iclaamisay dowlad meel eey kasoo gasho weysaneyd ,wixii dhacayna sheegid uma baahno .
xabashidu muqdisho ayeey ku raaxeysatay iyo xeebteeda dheer , awood lagu bixiyana malaheyn lakin fadhigaa loo diidanaa maadaama kaarahooda uu magaalada iska dhax yaacayay hub lagu duleeliyana lama heynin , si fudud shicibkana udhib yar aan ku saarno bey shabaabka kasoo horjeesteen waana tey kukala tageen ayaga iyo intii kasoo hartay ee maxaakimta . shabaab wexey bilaaben iney dilaan qof kastoo xumaantooda sheego ilaa eey gaartay dadkii in lahadli waayo ayadoo laga baqayo in lagu dilo . ninkastoo argudsi rabay alshabab ayuu galay dilalkiisana madaxda wey ku taageertay .
shariif anigu mataageersani oo qaladaadka dowlada gasho waan kasoo horjeedaa hadaad aqrisatay qoraaladeyda ,alshabab wexey kasoo horjeedaan nabada soomaaliyeed , heshiisna ma donayaan iyo in wadanku dago ,wexey rabaan sidooda in loo yeelo ,maalmahana weyba tabar yareeyeen oo cuqubadii dadkaa kasoo baxday .
diinta lagu marmarsiyoonaya ee laga soo horjeeda muslimiinta caalamkoo dhan ayey wataan oo xitaa qiil eysan uheysan , ninbaa kuwa kaloo muslimiin ah isku qarxinaa kadibna shahiidbuu yahay ayey taagaan yihiin axkaamtii diinta ayey sida xarakadooda qabto u tadhbiiqiyaan .
dadkana laguma taageero qof ahaantiisa ama xarakaduu ku jiro ee waxaa lagu taageeraa siduu wadada xaqa ah u heysto iyo siduu muslimiinta dhibkooda uusan rabin .
qofka taageersan qof muslim dhiigiisa in si fudud lagu daadiyo maadaama uu TFG ku jiro ama qutulyoonka ka raadsaday wuxuu ubaahan yahay inuu diinta dib ugu laabto .