Page 1 of 1
Waxaan nii warsanaa
Posted: Wed Jul 20, 2011 1:06 pm
by Mureedi
Markii oo rabo inaa Youtube camal soo galiyo meehaan, see loo waxsimaa?
Ciyaal Warta aabi usaa shukhulkaan kasaayee
Re: Waxaan nii warsanaa
Posted: Wed Jul 20, 2011 1:22 pm
by BlackVelvet
WOW I thought only Ciyaal spoke that Somali
Aniga i quote-gareey fiiri sidaa usameeyey
Halaha = ka dambeeyo aa mesha youtube dax galineey
Re: Waxaan nii warsanaa
Posted: Wed Jul 20, 2011 2:08 pm
by Mureedi
Adi see camal yaakhey, jinoole ma iga dhigi rabtaane. Meekha oo = aa ku jirto meehaan?
Re: Waxaan nii warsanaa
Posted: Wed Jul 20, 2011 2:26 pm
by Mureedi
htt
Re: Waxaan nii warsanaa
Posted: Wed Jul 20, 2011 2:31 pm
by ciyaal_warta
Adi see camal yaakhey, jinoole ma iga dhigi rabtaane. Meekha oo = aa ku jirto meehaan?
muriidi abaa linkaga dhan masoo qaadeysid nooh meeshan waxi ka danbeeyo lee dhax dhigaa codka youtube loogu talagay sidaan camal hal o aan ku siyaadiyey si iiga mirqin camal
[yooutube]Rbfl9yjTWjI&NR=1[/yooutube]
= waxi ka danbeeyo ilaa & lasoo gaarayo ee soo dhax dhigee abaaba
http://www.youtube.com/watch?v=Rbfl9yjTWjI&NR=1&feature=fvwp
kayga quote dheh sii u aragtid qaabkaan u sameyey nooh
[youtube]Rbfl9yjTWjI&NR=1[/youtube]
Re: Waxaan nii warsanaa
Posted: Wed Jul 20, 2011 2:36 pm
by ciyaal_warta
WOW I thought only Ciyaal spoke that Somali
Aniga i quote-gareey fiiri sidaa usameeyey
Halaha = ka dambeeyo aa mesha youtube dax galineey
adiganeh intee isku hilmaamtey walaashey...u are one of us ciyaalka xaafada oo sijuu naga noqday lee aa tahay nooh

Re: Waxaan nii warsanaa
Posted: Wed Jul 20, 2011 2:45 pm
by Garaad_LQ
loool,
1- copy the whole URL address
http://www.youtube.com/watch?v=AEBtkIJuhQU
2 - delete anything before the
A(
http://www.youtube.com/watch?v=AEBtkIJuhQU) and keep the red part
3- highlight the remaining code
AEBtkIJuhQU and then press
Youtube on your top right