Page 1 of 2

Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Tue Jul 26, 2011 8:55 am
by Mureedi
Ispired by the Khat thread

Yaab: A grown up wo/man grazing like a cow or a goat

Yaabkiisa kale: Wasting valuable time by sitting and daydreaming for a minimum of 10 hours, most probably accumulating dambi by indulging in xan, or even worse in Zina.

Yaabka ka sii dara: Paying your hard earned money to actually do the above, while maybe you have (right now) relatives dying for starvation due to the draught.

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Tue Jul 26, 2011 9:27 am
by OliveOil
:up: :up: :up: :up: :up: :up:

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Tue Jul 26, 2011 10:11 am
by abuu_dujaana
Abaa Mureedi abaka abanuur waxaa sugaynay cashar qafiif ah
laakiin, first lesson, waxaa ku afbilaawday alaab qatar ah oo
adi soo alifatay. that's what i call ingenious.

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Tue Jul 26, 2011 11:42 am
by HELWAA
Ispired by the Khat thread

Yaab: A grown up wo/man grazing like a cow or a goat

Yaabkiisa kale: Wasting valuable time by sitting and daydreaming for a minimum of 10 hours, most probably accumulating dambi by indulging in xan, or even worse in Zina.

Yaabka ka sii dara: Paying your hard earned money to actually do the above, while maybe you have (right now) relatives dying for starvation due to the draught.
Waxaa kasii daran 10 saacdood reerkisa iyo caruurtisa ayuu anfici lahaa oo wax oo faaidiy duligu. :down: :down:

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Tue Jul 26, 2011 1:05 pm
by Mureedi
Abu Dujaana

Adi dadkii la kasaayi camal aa u hadlowsaa saxib, is sheegbo intii lugu kashifin yaad eheedne?

Helwa

Naagtii oo nin camal sugeyso aa ka waalan. What do you expect of someone who is actually competing with cows, goats and camels in grazing?

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Tue Jul 26, 2011 1:12 pm
by qoraxeey
Mureedi aka Dameer :|

haaye stop acting like U care

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Tue Jul 26, 2011 1:17 pm
by HELWAA

Helwa

Naagtii oo nin camal sugeyso aa ka waalan. What do you expect of someone who is actually competing with cows, goats and camels in grazing?
Well you know what they say love is blind and some think they can change him to the better.Wax kasta wa iska calaf.
The're just wasting their time on a loser.

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Wed Jul 27, 2011 7:51 am
by Mureedi
[quote="qoraxeey"]Mureedi aka Dameer :|

haaye stop acting like U care[/quote]

Like I care what?!!!! Were you born stupid or is this something you caught later in life? Shib naga dheh shuban a kugu dhecee.

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Wed Jul 27, 2011 8:09 am
by ciyaal_warta
abaa alaabti ajakis maxay aheed murugo ka sideed mashaqo sagaal waaba hilmaamiyee ...war adag aa meesha keentay :up: :up:

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Wed Jul 27, 2011 8:36 am
by Twist
War dukha xigmad aa ku duugane. Khatar iyo nus! :up:

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Wed Jul 27, 2011 8:58 am
by Mureedi
Ciyaal warta

Maki Xaaji Banaadir waxaas yiri, diikh afar lug maas khabaa? Waxaa la yiri maya, waxaas yiri hadane, dooro afar lug mey khabtaa? waxa la yiri maya, waxaas yiri, wixii u khabi waayen ma jiroo?

Hadda, yartaan qoraxe, akhli mey khabtaa? maya waaye sheekada, hee wixii u khabi weysi ma jiroo> Ilaahey abuurtiis ku diin ma leh.

Ii waranbo widayow warka ii lama lameey

Twist. Adi warkaada cadey saxibow, marmarkona heer koraad camal aa u dhakhmee marmarkona dadkii la kasaayi camal, intee lugu xisaabaa ii sheegbo

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Wed Jul 27, 2011 9:19 am
by Twist
:lol: :lol: :lol:

Mureedi, widaayoow umaayadeey aa waxeey igula dardaaranti, "Agoon caqli a lahaato, ama ha cir weynaato" ma kasinoo?

Ani kiyaawo ingiriisi camal aan ahay; marba meehii muufada ay ka marakheysan tahay aan gacanta gashahooyaa abaa. :clap:

Meehiid rabtid ka keen: Kor ka keen, hoos ka keen, dhinac ka keen dheesheeyda waaye.

:D

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Wed Jul 27, 2011 10:29 am
by abuu_dujaana
Ani kiyaawo ingiriisi camal aan ahay; marba meehii muufada ay ka marakheysan tahay aan gacanta gashahooyaa abaa.
Twist yaa baahi lagu dilaa muufo iyo malaay meesha ay ka bisa shahay aan dheesha kula jiraa

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Wed Jul 27, 2011 11:29 am
by TheblueNwhite
Ciyaal warta

Maki Xaaji Banaadir waxaas yiri, diikh afar lug maas khabaa? Waxaa la yiri maya, waxaas yiri hadane, dooro afar lug mey khabtaa? waxa la yiri maya, waxaas yiri, wixii u khabi waayen ma jiroo?

Hadda, yartaan qoraxe, akhli mey khabtaa? maya waaye sheekada, hee wixii u khabi weysi ma jiroo> Ilaahey abuurtiis ku diin ma leh.

Ii waranbo widayow warka ii lama lameey

Twist. Adi warkaada cadey saxibow, marmarkona heer koraad camal aa u dhakhmee marmarkona dadkii la kasaayi camal, intee lugu xisaabaa ii sheegbo
:lol: :lol: :lol:

Maki Xaaji :up:

Re: Yaab, yaabkiisa kale, ii yaab ka sii daran

Posted: Wed Jul 27, 2011 11:41 am
by ciyaal_warta
Ciyaal warta

Maki Xaaji Banaadir waxaas yiri, diikh afar lug maas khabaa? Waxaa la yiri maya, waxaas yiri hadane, dooro afar lug mey khabtaa? waxa la yiri maya, waxaas yiri, wixii u khabi waayen ma jiroo?

Hadda, yartaan qoraxe, akhli mey khabtaa? maya waaye sheekada, hee wixii u khabi weysi ma jiroo> Ilaahey abuurtiis ku diin ma leh.

Ii waranbo widayow warka ii lama lameey

Twist. Adi warkaada cadey saxibow, marmarkona heer koraad camal aa u dhakhmee marmarkona dadkii la kasaayi camal, intee lugu xisaabaa ii sheegbo

widaayo warba xikmadiis adigaa dhameysay...alaabti buurfuule banaadir markoo dhahay moos laf maa ku jirto waxaa la dhahay maya..waxii ugu jiro weysay aa khabtaa aan soo xasuustay

abaa wa ku raayaa ani aboosto waaye meesheydi lee gambar gaaban ku fadhiyaa nooh xarfaan badan aan jilaafo la gaadooyo abaaba :lol:

duqa dadkaan ha isku murjin lamo goodlayaashaan madaxood caano geel aa ka buuxo faaido ma leh ee ha isku xabeebinin abaaba :up: