Postby kambuli » Fri Sep 02, 2005 10:51 am
Lion,
1. Waxaad soo qortey poem-kan ;
Madaxa iyo Mindhicirga Malax ha idinka gashee
Maxaa idinku Mashquuliyay qabyaalad iyo waxaa macno leheen.
Majerteen iyo Mareexaan waa isku Muqaal ee, Maxaa Murugtan idin galiyay
Malikul quduuskaan ku dhaartee, Miisaanka aakhira baan idin sugi.
Muslim iska dhigee kuwa soo koraya wax fiican u Muujiya.
Meeshan Majaajilo baan unimiyee, eed Maad ka joogtaan Marqaankan.
Macluumta baad baratiin ood wadiinkana Maamulatiin. Mareykan weligii
Lama joogi, maa baraarugtiin.
Maalin baan Alle ka baryi inuu Miirka nagu soo celiyo sidaan
Muqdisho ugu laabano.
2. Waxaan ku jawaabay.
Waxaan dhegeysanayaa heesta la yidhaahdo "Arligeygow" aadna waan u jeclahay Muqdisho iyo Somalia.
3. Waxaad iigu soo jawaabatay;
Nobody realy cares about Mogadisho or Somalia. What do you think of my poetry skills.
Now here is your response from me.
First speak for yourself only.
I thought the author was unknown??? And you are saying what do you think of my poetry skills?
The second last verses says :Maalin baan Alle ka baryi inuu miyirka nagu soo celiyo si aan Mogadisho ugu laabano. ( This shows that you care about Mogadisho).
ugu dambayntii;
Lionow I dhegeyso,
Luuqaddaadii garan waayey,
Liqi waayey warkaaga.
Waddankeygu luulkiyo,
Lacagtaa adduunyada,
Wuu igala weynayahay,
Laabteyduu ku yaalaa,
Laylkii habeenkii,
Luguuyada dul taala,
Kama ledo walaahiye,
Laydh caafimaad iyo,
Ladnaan inuu ku waaraan,
Ladiifka uga tuugee,
Language-kaaga Ilaali!!!