Page 1 of 1

Ramadaanka side uga faa-iidaysanee?

Posted: Fri Jul 29, 2011 3:02 pm
by abuu_dujaana
ciyaal warta warkiisa waa cad yahay wuxuu ku mashquul lahaay afur suubis, ileen biibitay layihiin.
Twist warkiisa waa iska cad yahay oo waa GR(garoob Raadis) midoo afurka u suubiso
Mureedi waa macalin besbaas habeenkii uu rabaa inuu gabdhaha cashar mugdi uugu dhigo
Dr yalaxoow Ramadaanka dhuu dhuumasho ku dhamaysanaa, sababtoo ah alshabaab ayuu isku daan daansaday
Afisoone Ramadaankaan xabsi ayuu ku dhamaysanayaa, ileen magacyo islaameed ayuu hacking ku sameeyey mac sonkor:)

Re: Ramadaanka si aad uga faa-iidaysatid maxaa samayn lahay

Posted: Fri Jul 29, 2011 3:15 pm
by Mureedi
[quote="abuu_dujaana"]
Mureedi waa macalin besbaas habeenkii uu rabaa inuu gabdhaha cashar mugdi uugu dhigo
quote]

:lol: :lol: :lol: Astaghfirulah, cashar oo mugdi lugu dhigaayana maxaas ahaay Ilaahey baarri waayee. Shukhulkaas waa iska dhaafi ani. Too oo hawarteyda walsheeda dhashi aa liigu khalkhaalinoyaa anina maya aan ku haayaa.

Ramadaanka si aad uga faa-iidaysanee

Posted: Fri Jul 29, 2011 4:24 pm
by abuu_dujaana
Astaghfirulah, cashar oo mugdi lugu dhigaayana maxaas ahaay Ilaahey baarri waayee. Shukhulkaas waa iska dhaafi ani. Too oo hawarteyda walsheeda dhashi aa liigu khalkhaalinoyaa anina maya aan ku haayaa.
Mureedi haddii ciyaal maamo ama ciyaal baraf ahaan lahayd waa ku garaabi lahaay ,laakiin adiga libaax aa tahay maalin cadeey aa wax ogaarsanee yaa ku geli karaa

Re: Ramadaanka si aad uga faa-iidaysatid maxaa samayn lahay

Posted: Fri Jul 29, 2011 4:27 pm
by abuu_dujaana
looooooooooooool

Re: Ramadaanka side uga faa-iidaysanee?

Posted: Fri Jul 29, 2011 4:28 pm
by Enlightened~Sista
InshaAllah, I plan to read Qur'an every day at fajr time after dhuhur etc, praying a lot of qiyaam al layl, adkaar etc.

Re: Ramadaanka side uga faa-iidaysanee?

Posted: Fri Jul 29, 2011 4:58 pm
by abuu_dujaana
E Sister ciyaal kuni kunigaan waxay ku sheekaysanayeen haddiin kuu sheego waa iska yaabee lee koow waxay dhaheen subaxii hurdada ay ku daahee galabtii afursuubis ay bilaawee habeenkii oo dhana mussalsalka muhanad lee fiirsaneee ar kuwaanaa yac ma iska dhahdidoo

Re: Ramadaanka side uga faa-iidaysanee?

Posted: Fri Jul 29, 2011 5:08 pm
by LivingToSucceed
Read more quran.
Listen to my favorite sheikh's muxadarah everyday.
Baari u noqo beela maamadey
Be very kind to my older siblings.
Cook delicious food for the family.
Text/talk less on the phone
Say no more to shukansi. :D

Re: Ramadaanka side uga faa-iidaysanee?

Posted: Fri Jul 29, 2011 5:34 pm
by Enlightened~Sista
E Sister ciyaal kuni kunigaan waxay ku sheekaysanayeen haddiin kuu sheego waa iska yaabee lee koow waxay dhaheen subaxii hurdada ay ku daahee galabtii afursuubis ay bilaawee habeenkii oo dhana mussalsalka muhanad lee fiirsaneee ar kuwaanaa yac ma iska dhahdidoo

That's no way to spend Ramadan, but I remember i was like that, those shows on t.v are just too addictive. This Ramadan waa iska mamnuucayaa I've got good self control inshaAllah :up:

Re: Ramadaanka side uga faa-iidaysanee?

Posted: Fri Jul 29, 2011 6:33 pm
by DR-YALAXOOW
ramadaan on this year waqooyiga europe we are looking forward for not eating the sun rise about 2 AM to sunset About 10 pm, it will be 20 hours of no eating food. you only have 4 hours to recover untill you are going to start SOOMITAANKA maalin kale.

My cousins lives in LuleƄ north sweden he said the sun is away only 2 hours which means 22 hours SOOMITAAN :up: :D
MY waaaqoow weeyne ha noo fududeeyo ramadaaanka aamiin aamiin :up:

Re: Ramadaanka side uga faa-iidaysanee?

Posted: Fri Jul 29, 2011 6:54 pm
by abuu_dujaana
Read more quran.
Listen to my favorite sheikh's muxadarah everyday.
Baari u noqo beela maamadey
Be very kind to my older siblings.
Cook delicious food for the family.
Text/talk less on the phone
Say no more to shukansi. :D

looooooooool LivingToSucceed waxay dhaheen bisha soonka wuxuu isku bedelaa suufi cibaado badan, ar kuwaanaa war badanaa sxb ha u bixin ee dhexda sifiican u dhuuqso.

Enlight Sista saas aan kaa rabaa haddii xataa muhanad suuqa S.Push ku aragtid ka jeeso, salaanta haka qaadin ok?

DR Yalaxoow adiga waaba kaa shikiyey xertii sheikh cabduqadir shayliLaah maa kamid ahayd oo munaaqabka akhrisan jireen ? ar kuwaasaa see ugu kacsanaayeeen lee Sh.Mohmed Abdi Wahaaab

Re: Ramadaanka side uga faa-iidaysanee?

Posted: Sat Jul 30, 2011 2:06 am
by afisoone
ciyaal warta warkiisa waa cad yahay wuxuu ku mashquul lahaay afur suubis, ileen biibitay layihiin.
Twist warkiisa waa iska cad yahay oo waa GR(garoob Raadis) midoo afurka u suubiso
Mureedi waa macalin besbaas habeenkii uu rabaa inuu gabdhaha cashar mugdi uugu dhigo
Dr yalaxoow Ramadaanka dhuu dhuumasho ku dhamaysanaa, sababtoo ah alshabaab ayuu isku daan daansaday
Afisoone Ramadaankaan xabsi ayuu ku dhamaysanayaa, ileen magacyo islaameed ayuu hacking ku sameeyey mac sonkor:)
Allahuma acuudu min fidnatal ibni-aadam-- Xabsi kulahaa.. Alluhuma najinaa minka. Islaamka ma difaaceen hadii aan dhib rabo. Islaamka waxaa u difaacaa dhib ka carar. Xaqiiqdii nolol fiican ayaa kunoolahay. ALhamdulilaahi...

Re: Ramadaanka side uga faa-iidaysanee?

Posted: Sat Jul 30, 2011 11:37 am
by abuu_dujaana
Afisoone baxar weeyn aa igelisay abaabiina. websitekii aa magacayga u isticmaashay waxay isoo direen email oo ah sidaan waxaa tahay " lahuu thul wejhayni kal munaafaq" haddii kuu macneeyo waa iska ooyhee lee. Afisoone adiga iyo mr rightwing waxaa ii qorteen code php iyo java anigana group cusub aan suubsahaa ciyaal warta kaabo laadar ka yahay c++ iyo c# isticmaali doona filestream.cc