Page 3 of 5

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Thu Aug 04, 2011 1:25 pm
by ciyaal_warta
WARDHIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIGLEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY :clap:

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Thu Aug 04, 2011 1:26 pm
by ciyaal_warta
GUUUL BOONDHEERE :clap:

reer boondheere dariskeena xalaasha ah am cheering for u till u face wardhiiigley :clap: :clap: :up:

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Thu Aug 04, 2011 2:20 pm
by greenday
YeY :clap: :clap: Ximan when iyo xafad playing?

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Thu Aug 04, 2011 8:44 pm
by zidane88
:up: Hamar jajab.

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Thu Aug 04, 2011 10:22 pm
by TheblueNwhite
WARDHIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIGLEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY :clap:
Wardhiigleey wasaarad waaye inta kalena wakaalad waaye.

Reer baadiye halkaas laga heli jirey. :mrgreen:

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Fri Aug 05, 2011 12:19 am
by LivingToSucceed
WARDHIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIGLEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY :clap:
:up: wabti ka yertay waceslaa kayabay. ;) .

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Fri Aug 05, 2011 6:04 am
by ciyaal_warta
WARDHIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIGLEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY :clap:
Wardhiigleey wasaarad waaye inta kalena wakaalad waaye.

Reer baadiye halkaas laga heli jirey. :mrgreen:

warta dhiiga hadii reer baadiyo laga helo madiino neh maxaa lagaa helaa iyo xaafadi aa kusoo kortay argentine :lol: :lol:

wardhiigley hoose below wadnaha street is one of the few reer koraad free places in Xamar :clap:

WARDHIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIGLEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY :clap:
:up: wabti ka yertay waceslaa kayabay. ;) .
yareey waceesle iyo reer abtigey waxi dhax maray iska hilmaam noooooooh...midoo waceesle oo reer siinaay aan u kululahay nooooooh xaaaaax :oops: :oops:

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Fri Aug 05, 2011 8:58 am
by XimanJaale
Day 4 of Ramadaan

Was against Boosaso district of Bari VS Yaaqshiid district of Banaadir

The winner was Boosaso district

Competition review between Boosaso district VS Yaaqshiid district

Part1

Part2

Yaaqshiid.

Sida caadada ahayd ama xeerka Barnaamijka u degsan uu yahay degmada Yaaqshiid waxaa Todobadii Su,aal ee la weydiiyey waxa ay si sax ah uga jawaabeen Seddax Su,aalood,Afar Su,aalna jawaabahooda way haleeli waayeen Wax ka aa,ideysi ahna ma aysan helin waxaana wadarta guud ee Dhibcaha ay heleen Tartamayaasha degmada Yaaqshid ay noqdeen Lix Dhibcood.

Boosaaso.

Tartamayaasha u tartamayey degmada Boosaaso ee xarunta gobolka Barri Todobadii Su,aalood ee la weydiiyey waxa ay si Sax ah uga jawaabeen Afar Su,aal,Seddax kamid ah Su,aalihii la weydiiyeyna waa ay haleeli waayeen Jawaabahooda halka ay si ka faa,ideysi ahna uga jawaabeen Laba Su,aalood oo soo hareer martay Tartamayaashii la Tartamayey ee Yaaqshid waxaana wadarta guud ee Dhibcaha ay heleen Tartamayaasha degmada Boosaaso ay noqdeen Laba iyo Toban Dhibcood oo ay guusha ku heleen.

Tartamayaasha Labada dhinac ayaa markii uu tartanka soo gebo geboobay ka dib isku hambalyeeyey ayaga oo wadajirna u amaanay sida quruxda badan ee Barnaamijka Tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadaan loo soo Agaasimay.

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Fri Aug 05, 2011 11:43 am
by TheblueNwhite
:lol: :lol: :lol: sxb markaad adiga indhaha furatey lagama hadlooyo. Post '91 waxyaabo badan ayaa is bedeley.

Warta, fasax na weydiiso marka hore sxb Wardhiigley ma joogne.
Waceysle afkiina ka daaya waraada haddii kale waran tuur tuur u diyaar garooba. :twisted:

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Fri Aug 05, 2011 4:48 pm
by LivingToSucceed

Waanala soo kalay. Agagarka hotel shilal miya meshas lekudhow :)..horta gawar ciyalka warta eh oo kibir badan maxakufalle. Mido miskena kahelle Madena & Daynile ooku dhaheso wiilko magalada dagana lasocdaah. @ciyaal .
:lol:

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Fri Aug 05, 2011 4:49 pm
by ciyaal_warta
:lol: :lol: :lol: sxb markaad adiga indhaha furatey lagama hadlooyo. Post '91 waxyaabo badan ayaa is bedeley.

Warta, fasax na weydiiso marka hore sxb Wardhiigley ma joogne.
Waceysle afkiina ka daaya waraada haddii kale waran tuur tuur u diyaar garooba. :twisted:

abaaa markey u darneed aan indhaha kala furay walaah ...ee sheeikhul-kulli nimada wa nalku kasaa ...ee adiga reer argentine soo raac

Ximan

duqa waxaan macquul maahan reer koraadki ciyaal xaafadki ee xasuuqeen see waaye nooh ...wardhiigley shimee ciyaarey ??

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Fri Aug 05, 2011 4:52 pm
by ciyaal_warta

Waanala soo kalay. Agagarka hotel shilal miya meshas lekudhow :)..horta gawar ciyalka warta eh oo kibir badan maxakufalle. Mido miskena kahelle Madena & Daynile ooku dhaheso wiilko magalada dagana lasocdaah. @ciyaal .
:lol:

shilal arooskee aa lagu dhigaa hotelkaas sii u shidanyahay lee :lol:
gabar wardhiigley anoo u jiido mid kale ma ii nuureyso nooh
dayniile iyo madiino aa acuudkiyow guriceel iyo cadaado kusoo darhee maxaa dhiman reer yaa i wacday oo dhan aa noo keentiyee bisinka :down: :down:

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Fri Aug 05, 2011 5:19 pm
by LivingToSucceed
LOL mayabtay Yaaqshid wee hartay. Cajiib!.

Niyahow gawar ciyaal warta adi camaleti u fane iskadaa. ;) mido iska baacbaacsatida oo adi lee ufaantid aa kuficane. :lol:

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Fri Aug 05, 2011 5:31 pm
by XimanJaale
:lol: :lol: ciyaal, reer koraadka shaydhaanka baa uu heliyay, micno ma leh ciyaalka xafaada baa afka ka tumi doono next time. Wardhiigley will play tommorow I think not sure eboow.

Re: Radio Muqdisho- Tartaanka Ramadaanka/Ramadan Competition

Posted: Sat Aug 06, 2011 3:21 am
by ciyaal_warta
LOL mayabtay Yaaqshid wee hartay. Cajiib!.

Niyahow gawar ciyaal warta adi camaleti u fane iskadaa. ;) mido iska baacbaacsatida oo adi lee ufaantid aa kuficane. :lol:

midoo is bacbaacsado hadii ku qabto hadhow markii suuqa aado xarfaan kale ma iska baacbaacsahaayooo :lol: :lol: :down:
midoo tafta marki qabatid ku cayneeyso aa la rabaaa nooh oo libaax leerta jiifo ah :lol:

:lol: :lol: ciyaal, reer koraadka shaydhaanka baa uu heliyay, micno ma leh ciyaalka xafaada baa afka ka tumi doono next time. Wardhiigley will play tommorow I think not sure eboow.
sxb reer koraaaaaaaadka waxay soo cuneen inaan soo ogaano waaye xasuuq aan caadi aheen nagu wadaan see camal :lol:
warta dhiiga berito maa dheelee sxbow murugo hadey tahay inta hasoo dhigin :up: :up: