. Iska badaw xunoo dhulbahante ah baad tahay oo abti , Colbert some guy oo TV-ga ka soo baxa baad u haysata .
Hortii bu magacaasi jiray kow dhe ? Iminkana haddaney adiga na wax gelin , de meeshani xerro dhulbahantuhu leeyahay ma'ahe , arag oo dhaaf .{official rebuttal}
Warye udnow , war niyow abti waxaan ku idhi , maalin dhow baan sigtay

. Mid aynu habarwadaag nahay baan computer-kiisi isticmaalay , yacni laptop bu aha . Sidaan daarood -ka u cayayay ayuun bu "charge" -ki iga dhamaaday, markaasu computer-ki is bakhtiyay. Bahal ku shaw , "password" ayuu ku xidhna . Intaan xanaaqay baan iska baxay oo gurigeygi qabtay . Marku habarwadaagey soo noqday bu " laptop"-kiisi "password" kiisi gashaday oo ...... mise waxa ka soo hor baxay Sahangalbeed oo SNET , doroo this , doroo that , ku haya . War ila iyo islaanti i dhashay bay gaadhay arrinti oo , balaayo aya iga raacday . Markaa insha Allah waxan ka codsanaya , reerkan abitga ii ah , iney daandaansinimada {waqoyi slang} iga daayan .
wscwr