Page 1 of 1

DHIBAATADA YASMADA KEENTO--MADHIBAAN SO GALA!

Posted: Mon Aug 15, 2011 1:14 am
by afisoone
Really aniga naag madhibaan ayaaba i diiday nagata. Si kastaa ayaan ugu sheekeeyay. Markii hore wey ila waday jaceelka. Aad ayee ii xiiseeneeysay. illeen waxaa ku dhahay Madhibaan ayaan ahay. Somehow wey soo ogaatay inaa madhibaan aheen. War heedhe adiga madhibaan matihid. War waan ahay. Maya matihid. Markii dambe ayaaan ku dhahay naa heedhe qabiilkeyga meelahaan lagama helo. Waxey tiri aniga ma guursanaayi nin aana aheen madhibaan.

Markii dambe ayaa ku dhahay naa heedhe allah kuu sahlo waxaa rabtid. Ilaa iyo hada lama guursan.
------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Gabar kale wiil Madhibaan ayaa jeclaaday. Kabadha aad ayee u jeclaatay. Wiilkaas nin aad u fiican ayuu ahaa. Gabadha sidoo kale. Markii guurka lagaaray ayuu wiilka isku sheegay. Hooyadeeda wey muraar dilaacdey. Wey diiday inee guursato nin Madhibaan ah. Gabadhii wiilkii ayee arintii u sheegtay. Wiilkii markii uu arkay gabadha sidee u naxsantahay ayuu dhahay walaalay haye marka hooyada adeec. Haye ayee ku dhahday. Sidii ayuu ku dhamaadey jaceelkoodii.
Kadib waxaa dhacay kabadhii waxey jeclaatay wiil kale. Wiilkii wuu uureeyay asagoo guursanin. Hooyadeeyda markey ogaatay inee uur leedahay kacan iyo lug ayaa qalalay. Kabadhii wey ku umul raacdey uurka aana xalaaasha aheen. Hooyadeedana wax yar kama dambeen. Labo week kabacdi ayee dhimatay.
Wiilkii Madhibaanka ahaa Gabar ka yar oo ka baarisan oo ay kabadha ilma adeer ahaayeen ayaa guursatay. Wiilkaas hada wuxuu kunoolyahay Nairobi. Waa ganacsato caan ayuu noqday.

-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Sidaas ayee u dambeeysay dadka kibirka badan oo isku qabo inee ka fiicanyihiin dadka kale...

Re: DHIBAATADA YASMADA KEENTO--MADHIBAAN SO GALA!

Posted: Mon Aug 15, 2011 1:37 am
by globetrotter2
It is sickening that our society belittles our own people without any reason.

The attitude towards madhibaan is based on the simple fact that somalis view anything outside the realm of camel herders as being alien.

Trades such as shoemaking, hair dressing, iron extraction and much more were viewed as being outside our culture.

This sick attitude has received support from religious leaders who quote the quran in a wrong way.

The paradox is that many midgaans have become victims of their own prejudices. House nigga syndrome. I dated a midgaan lady and she cut me off. Some of the midgaans have also become a stereotypes.

The belittling of the midgaans has resulted in a non-diluted physical feature of beauty.

The funny thing about the treatment is that whereever you go in somali territories, you will find the same group of marginalised midgaans.

Re: DHIBAATADA YASMADA KEENTO--MADHIBAAN SO GALA!

Posted: Mon Aug 15, 2011 2:07 am
by afisoone
Whether you are madhibaan or majeerteen. It is time to know you are human being and we are all from Allah.

Dumarka u qabo hooyooyinkooda inee ku adeecaan inuu wuxuu ilaahay xalaaleeyay inee xaaraameeyaan. Ayada iyo hooyadeeda hog naar ha sugaan. Aduunkana cinqaab iyo niman xun xun inee ku guursadaan.
:down: :down: :down: :down: :down: :down:

Re: DHIBAATADA YASMADA KEENTO--MADHIBAAN SO GALA!

Posted: Tue Aug 16, 2011 8:04 am
by globetrotter2
Whether you are madhibaan or majeerteen. It is time to know you are human being and we are all from Allah.

Dumarka u qabo hooyooyinkooda inee ku adeecaan inuu wuxuu ilaahay xalaaleeyay inee xaaraameeyaan. Ayada iyo hooyadeeda hog naar ha sugaan. Aduunkana cinqaab iyo niman xun xun inee ku guursadaan.
:down: :down: :down: :down: :down: :down:

Madhibaan, jareer, hawiye, darood, isaaq and all the others are social constructions.

Believing this is like believing the existance of ET