sh shariif xalay ayuuu magaalada xamar ku soo laabtay. xitaaa WUU SUGI WAAYEY ilaa uu sii sogootiyo madaxweyne GEELE. diyaaradii uu soo iibsaday DUULIYE SARE SH SHARIIF cawada ayuu raacay.
war ninkaan ma waashey. aaaway shaqadii madaxweynenimada. AAWAY inuu dadka macluusha heeysata isku dayo inay cuntada buuxdo dekada ay gaarto.
war ninkaaan diyaarad raacoowga ku waashey yaa naga celiya
http://radiomuqdisho.net/madaxweyne-shi ... ka-turkey/
jaceylka diyaarad u qabo MARTIDII u joogtay xitaa waa ilaaway mr dalxiiiis
Madaxweyne Shiikh Shariif oo ku sii jeeda magaalada Ankara ee dalka Turkey
Published on August 16, 2011 by Feysal ·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka ka anbabaxay kuwaasi oo kusii jeeda magaalada Ankara ee dalka Turkey halkaasi oo ay shir wadamada Islaamka ay ku lee yihiin ay uga qayb galayaan.



