labo wax baan sifican ugu farxay ina soceliyay hadan shego mida hore wa alshabaab oo xamar kacarartay waxyalo ficana dabaracay mida labad wa Puntland oo sifican udhisantay cidan xoog leh hal malin fairyland kaga naxisay
Somalia hanolato
Moderators: Moderators, Junior Moderators



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 64 guests