Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23408
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Nabeela » Sat Aug 27, 2011 10:48 am

Twist wrote:
Meru wrote:
Advo wrote:Yo Meru who's the chick with the blue skirt? she got body :up:
she is my cousin,i love her very much i always take care of her,i will give her to union or ex comrade bareento or ciyaalwarta,they are my good buddies here so i wil have to choose who is the top-but i think ciyaal is very young and inexperienced so wouldnt be able to ride that sizzling machine


See how easy it's to expose your fakeness, mate? Ignore the pressing issues when you're put under the spotlight & run around like a headless chicken other times. Why didn't you point out the one you're in the pic?

PS: No matter how much they laugh and give you some :lol: :lol: but when reality hits none of the ones you mentioned will accept your cousin (that's if you're really a Kenyan and not an inferiority complex ridden Somali to begin with) 'cause we, Somalis, are born racists.


Wali arintee miyaad dabo joogtaa? :lol: war midkaan Somali ma ahaa, unless u yahay khataar.

User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Twist » Sat Aug 27, 2011 11:00 am

Nabeela wrote:
Twist wrote:
Meru wrote:she is my cousin,i love her very much i always take care of her,i will give her to union or ex comrade bareento or ciyaalwarta,they are my good buddies here so i wil have to choose who is the top-but i think ciyaal is very young and inexperienced so wouldnt be able to ride that sizzling machine


See how easy it's to expose your fakeness, mate? Ignore the pressing issues when you're put under the spotlight & run around like a headless chicken other times. Why didn't you point out the one you're in the pic?

PS: No matter how much they laugh and give you some :lol: :lol: but when reality hits none of the ones you mentioned will accept your cousin (that's if you're really a Kenyan and not an inferiority complex ridden Somali to begin with) 'cause we, Somalis, are born racists.


Wali arintee miyaad dabo joogtaa? :lol: war midkaan Somali ma ahaa, unless u yahay khataar.


Arintii hore waan iska dhaafay laakiin ruuxu wuu madax adagyahay.

Sheeko aan lugo lahayn ayuu rabaa in uu nagu socodsiiyo. :lol: :lol:

User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23408
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Nabeela » Sat Aug 27, 2011 11:10 am

Arintaa cusub maxay tahay? ma sawirkaa u so dajiieye baa, sheekooyinka dad baa ka dhakeesto like his new brother in law Ciyaal wartaa :lol: :lol:

User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Twist » Sat Aug 27, 2011 11:12 am

Muddooyinkanba wuxuu ku hayay, "Sawirkayga halkan ayaan soo saaray ee ciddii shaki ka qabta in aan ahay Kenyati iyo in kale middan ayaa ka shaki bixineysa etc", laakiin wuxuba waa sawiro wada group ah.

Dhowr goor ayaan ku iri, "War sawiradu waa jamac ee qofkeed tahay adiga?" Mar walboo aan su'aashaa weydiiyaba wuu is moogeysiiyaa oo sheeko kale ayuu galaa. Wuxu waa tuug la qabtay oon talo lahayn. :lol: :lol:

Ciyaal_warta hadduu damac ka leeyahay midda sawirka ku jirta ee uu lahaa waa my cousin then Ilaah ha u naxariisto. :lol: :lol: :lol:

User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23408
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Nabeela » Sat Aug 27, 2011 11:21 am

Aniga xataa waan argay, marki lagu dhaho waa la ka shakiye, sawir group ah buu la so ordaa, dadkaa xoolo buu u qabaa, balaayo kula jeego dheeratay dheh..

Twist wrote:
Ciyaal_warta hadduu damac ka leeyahay midda sawirka ku jirta ee uu lahaa waa my cousin then Ilaah ha u naxariisto. :lol: :lol: :lol:



:lol: :lol: :lol: :lol:

Meru
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1285
Joined: Thu Jun 16, 2011 5:39 am
Location: NIKO CHINI YA MAJI KAMA MANOWARI MAFALA WOTE NAWANGAM
Contact:

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Meru » Sat Aug 27, 2011 12:41 pm

^^^Gibberish!

User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23408
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Nabeela » Sat Aug 27, 2011 12:43 pm

Take it easy no one is talking about you, if that's what you think :lol:

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15322
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby ToughGong » Sat Aug 27, 2011 12:49 pm

Meru wrote:^^^Gibberish!


He said if Ciyaal realy wants Merus cousin then may Allah have mercy on his soul

:lol: :lol: :lol:

Sorry Twist :mrgreen:

User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Twist » Sat Aug 27, 2011 1:18 pm

^^ TG, you'll pay for that sxb.

:lol:

User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Twist » Sat Aug 27, 2011 1:19 pm

Nabeela wrote:Aniga xataa waan argay, marki lagu dhaho waa la ka shakiye, sawir group ah buu la so ordaa, dadkaa xoolo buu u qabaa, balaayo kula jeego dheeratay dheh..

Twist wrote:
Ciyaal_warta hadduu damac ka leeyahay midda sawirka ku jirta ee uu lahaa waa my cousin then Ilaah ha u naxariisto. :lol: :lol: :lol:



:lol: :lol: :lol: :lol:


You had to select the part where I blasted ciyaal_waryaa eh? :D

User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23408
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Nabeela » Sat Aug 27, 2011 1:23 pm

Qofkaas waa inaan iska dhaafnaa, labadeena buu topic inu furay wax yar ka hore, wuxu yiri labo qof baa ii dabo taaqan, ee ku so fadhiistaa aniga Somali ma ihii ma qasabaa, that tells me wuu fahmay wax kasto :lol: :lol:

User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Twist » Sat Aug 27, 2011 1:27 pm

Nabeela wrote:Qofkaas waa inaan iska dhaafnaa, labadeena buu topic inu furay wax yar ka hore, wuxu yiri labo qof baa ii dabo taaqan, ee ku so fadhiistaa aniga Somali ma ihii ma qasabaa, that tells me wuu fahmay wax kasto :lol: :lol:


Wallaahi? Ma topic buu naga sameeyay? That says it all! :lol: :lol: :lol:

Meru, saaxiib haddaad tahay Soomaali oo jareer ah waxba cuqdad ha is gelinin. Waan ogahay in haddaan Soomaali nahay aan dadka qaarkood quursano balse wax walba waxay ku xiran tahay kalsoonida aad isa siisid ee waxba ha sheegan Keenyaati iyo Afrikaan kale. Waxaad tahay walaalkeena oo aan isku wadan nahay, dalka iyo jinsiyaddana way naga dhaxeysaa ee gunnimada iska dhaaf nooooooooh!

PS: Nabeela, Wallee qabrigaaga qodmi maayo. Waxaanoo dembi ah o dhan adigaa ii sababay ee i dhaaf balaayo ha i gelinine. Xaasidad fowqal xaasidad!

:lol: :lol:
Last edited by Twist on Sat Aug 27, 2011 1:29 pm, edited 1 time in total.

User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23408
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Nabeela » Sat Aug 27, 2011 1:29 pm

:lol: :lol: :lol:

User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Twist » Sat Aug 27, 2011 1:31 pm

^^ Look, she's laughing! You bloody fox!

Allow dib dambe haddaan kuu rumaysto. :lol:

It's my bed time so catch you later, mac-macaankana hayska badin yaanad barararine!

:lol: :lol:

User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23408
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?

Postby Nabeela » Sat Aug 27, 2011 1:33 pm

War waa run, waxaan ku sheegay, ana deletegareeya, laakin waxaan ku qoslay waxaad u qortay asaga, qac baa tahay :lol: :lol:


Aniga xataa waan si baxayaa, good night.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 20 guests