Page 4 of 4
Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?
Posted: Sat Aug 27, 2011 2:08 pm
by ciyaal_warta
Nabz and Twist
walee labadiiina book-ga baan idinkugu qoray waad igu dhamaateen soo maahan..ka xaaxaabiyah heee
Meru
ur cuz is hottie
drop me her num dude i will come nairobi just for her

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?
Posted: Sat Aug 27, 2011 2:11 pm
by adam2000
harambee-nyayo!
Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?
Posted: Sat Aug 27, 2011 10:09 pm
by Twist
Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?
Posted: Sun Aug 28, 2011 12:40 am
by Nabeela
Waryaa Twist, how dare you treat Ciyaal like an idiot, inalilaah, Ciyaal war ninkaa iska celi wuu ku dhameeye.
Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?
Posted: Sun Aug 28, 2011 1:08 am
by Twist
Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?
Posted: Sun Aug 28, 2011 1:11 am
by ToughGong
.
Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?
Posted: Sun Aug 28, 2011 1:13 am
by LivingToSucceed
Aqas ciyaal maxaa ku fallaa naagta jareerta oo foolxun oo gaalonimo ku darstay. ninka xabashada uu niyada u dhisaa maahinee xabad maku fallaayo waxaas. yahuu. 
Seemeyer car u fasir wakase
Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?
Posted: Sun Aug 28, 2011 1:17 am
by Twist
Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?
Posted: Sun Aug 28, 2011 1:22 am
by LivingToSucceed
ha iska raaco markee lawo maalin kasoo ak kacdo asiya foolxumaded kasoo cararaayo.
istaqfurullah...
Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?
Posted: Sun Aug 28, 2011 1:26 am
by Twist
Dambi aa galee markaasaa 'astaghfurulah' oo yar-yar hoos ku qoree miyaa? Ramadaankaaga beertuu ku jiraa sanadkaan. Dembigaagaa faraha ka batay.
Qofyahey, ciyaal wuxuu taagan yahay, "War aniga weji iyo qurux wax ma iga gelina adduunyada gadaal guureyso aan ka helaa" camal. Hadday alaabtaas oo kale, yacnii matoor ween, ku saarneen waa kugu daadsan tahay nooh.

Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?
Posted: Sun Aug 28, 2011 1:38 am
by LivingToSucceed
ha iska raaco hada hadhow ani lee u dambeeyo.
Re: Saciid Afisoone, why do you look the way you do?
Posted: Sun Aug 28, 2011 1:53 am
by Twist
looooooooool! You're happy with left-overs?
You disappoint me, L2S. Not proud of you anymore.
PS: Hey, ciyaal_warta is a good brother so we have got to stop xamadeyning him. ciyaal, sxb if you're reading this (or will see later) forgive me, abti. I don't want my tacbaan Ramadaan to go to waist.
