a) Cajuuso timid oo dhocil iska dhigto markaay hadashana laba kelmadood oo af gaal ah isdaba dhigto. Walaal, waxaa waaye BOORIN baan dareemayaa; This shit yaa na dabadhigay; Feeysbuug baan leeyahay; Baal tool etc
b) Gabar timid oo weli oo ballo ismooday;
c) Kuwa inta ku dhashay oo nooloshaa moodey filimada aay fiirsadaan; markaad la hadashidba kugu jawaabaysao waxyaabaha aay filimada ka aragtay; Adiga romaantig ma tihid iwm.
loooool
alaa beerkaayyyy kan waa hopeless<---lmao I guess this makes me part of grp A---hahahahah
if you pay child suppert you have the right to be part of your child's life, meaning you have an equal visitation rights iyo waliba in aad korisid dhinacaaga lakiin dee halkan uun baad ka calacalaysaa you need to get an apartment big enough, fix it up so the the children can stay with you and bring them home for the weekends and quit bullshitting.
Nin rag ah iska dhig baan ku idhi and then may be dumarka wan wanaagsan ayaa ku arkaya in aad aabo wanaagsan tahay that could be your ticket to get out of single nimada ku go'gosay




