Page 1 of 4

Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 9:38 am
by The_Emperior5
Dawlada Itoobiya Oo La Sheegay Inay Inay Xabsiga U Taxaabtay Fanaanada Da’da Yar Ee Nimco Dareen Iyo Waxa Lagu Eedeeyay
Image
Addis-ababa (Ramaas) Oct 10,2011 – Fanaanada da’da yar ee Nimco Dareen oo ka mid ah fanaaniinta ku nool qurbaha, balse bilihii u dambeeyay ku sugnayd Magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomalida Itoobiya ayaa la sheegay in xabsiga loo taxaabay.

Fanaanada ayaa la sheegay in laga qabtay Magaalada Jigjiga ee caasimada ismaamulka Soomalida Itoobiya isla-markaana loo dhaadhiciyey dhinaca Magaalada Addis-ababa, ka dibna halkaas lagu xidhay.

Warku waxa uu intaa ku darayaa in fanaanadan lagu eedeeyay inay hore u qaaday hees lid ku ah Ismaamulka Soomalida Itoobiya iyo raysal-wasaaraha dawlada federaalka Mr Males-zanewi, kuna taageerayso jabhadda xoreynta Ogaadeen ee ONLF ee dagaalka ahliga ah kula jirta dawlada Itoobiya.

Fanaanadan oo bilihii u dambeeyay Magaalada Jigjiga ku sugnayd, kana dhigtay dhowr (show), balse waxa la tilmaamay in dib loo eegay hees ay qurbaha ku qaaday, taas oo ay ku dhaliishay dawlada Itoobiya.

Dawlada Itoobiya ayaa aad ula dagaalanta fanaaniinta ka soo horjeeda hanaanka ay dalka ku hogaamiso, inkasta oo dhawaan dawlada ismaamulka Soomalida Itoobiya ay cafis siisay kooxda waayaha cusub oo sida la wada xasuusan yahay aad uga soo horjeeday dawlada Itoobiya isla-markaana soo saaray albano dhan oo ay ku dhaliilayaan.



Ramaasnews Desk

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 9:41 am
by tightrope
FIRST SHE SINGS FOR OGADENIA, THEN SHE SINGS FOR ETHIOAIDS. SHES A FLIPFLOPPER. :roll:

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 9:44 am
by The_Patriot
:lol: :lol: :lol:

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 9:47 am
by afisoone
:lol: :lol: :lol: Walle maskiinta waxey ku hadasho ayee weysay. I love Ethiopian government because they know their enemies very very very very very very well. That is why they have a country called Ethiopia....

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 9:56 am
by The_Emperior5
If nimco sticked to her onlf she would be halyeyad today and she would get a warm welcome In jeel Ogaden in Adis ababa by all the other detainees

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 10:01 am
by The_Patriot
The problem is that she thought Ethiopia is like Somaliland :lol:
You know she started singing JWXO songs then went to sing for SL then thought she would get better deal with TPLF love songs

She was driven by money and unfortunately she went into a collision course.

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 10:04 am
by Cali_Gaab
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 10:05 am
by afisoone
Now she is heading Jail Ogaden. She went there hoping ina iley will save her.
Dameer ayaa isku haleen maqaayada laga qadeenaayo orod kusoo galay. :lol: :lol: :lol:

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 10:09 am
by Hyperactive
baga!

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 10:33 am
by Mr_Alfaas
:x

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 11:11 am
by caburiye1
I just can't believe this Somali male B*itches in the forum who are cheer leading for Melez Zanawi Jailing a Somali girl.

Ordaha dabada udhiibta Melez. Did't think Zanawi has already Somali male b*itches to fock? Shariif, Faroole, Siilaanyo, caalin and Ahlu Zina in Jamaaca?

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 11:12 am
by MujahidAishah
Cant stand imco dareen but i hope she dont get raped in jail by the amharas miiskina :(

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 12:36 pm
by Lamagoodle
War naagtu qurux badanaa? tolow ma la qabaa?

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 12:39 pm
by Hyperactive
ader adiku, gambo yartan kama sabirtid?

Re: Ethiopia: Nimco dareen arrested in jigjiga

Posted: Mon Oct 10, 2011 12:40 pm
by Lamagoodle
Hyber, tan ma yaro. Indhaheeda ayaan ugu jeedaa.

Ma taqanaa? Ma xaas baa?
She looks like one of the actors on the Beverely Hills 90200 show; the daughter of one the producers