waa murugo
Posted: Sun Oct 16, 2011 11:57 am
Nidaamku saas yiri
adoo nag magac leh qaba
haduu ka qaado malab
inkasto maalintahay
makaanka kula madoow
ee kuu sii muuqadaa
Wa murugo ma ogtihiin
carays ciise
adoo nag magac leh qaba
haduu ka qaado malab
inkasto maalintahay
makaanka kula madoow
ee kuu sii muuqadaa
Wa murugo ma ogtihiin
carays ciise