Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5490
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby afisoone » Tue Oct 18, 2011 6:23 am

Waxaa soo arkay wax layaab leh bala ilaa daawada my little blog..
------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

User avatar
QaaliDumar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1466
Joined: Tue Oct 18, 2011 6:14 am
Location: Hal jazaa'ul ixsaani ilal ixsaan....

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby QaaliDumar » Tue Oct 18, 2011 7:01 am

LMAO, lawyerkooda beerta ha sii gashee maxaa kuugu jira.

Still laughing at the ending.

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13974
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby DR-YALAXOOW » Tue Oct 18, 2011 7:16 am

sh shariif JR a.k.a afisyoone fiiri sxb, waa runtaa walaahi MIDKA al shabaabka ah ee qora websiteka SOMALIMIDNIMO wareysiga uu ka qaadayo dadka jooga maxkamada waan dhageystay waxa ay ka hadlayaan. wax aan shaqo ku laheeyn dacwada labada ISLAAMOOD lagu qaadayo.


kuwa MAXKAMADA HOR TAAGAN codkooda ayaan dhageystay dhamaantood waa kuwa ka hadla PALTALK qolka al shabaab ee dacwatul tawxiid, dhamaantood ragga iyo dumarka meesha taagan waa taageerayaasha al shabaab, qolka paltalk dacwaul taxwiiid ayey 24/7 ka hadlaan.

marka midka qora SOMALIMIDNIMO magaciisa la yiraahdo DALBOON waa inkaar qabe gabdhaha ayuu baxar sii galinayaa, aniga waxaanba aamisanahay cunugaas qora somalimidnimo inuuba yahay JAAJUUS u shaqeeya CIA, waayo si cad ayuu al shabaab u taageeraa somalimidnimo xitaaa SUICIDE BOMBERS radioga al furqaaan ee wareysta intii aysan SUICIDE KA sameeyn, radiogaas criminal ah ee al shabaab leedahay ayuu WARBIXIN ka siiyaaa xaalada somalida mareykanka.


marka mooryaan DALBOON SOMALIMIDNIMO mar hore aayaa la xiri lahaa qof caadi haddu ahaan lahaa lakiin waxaan aamisanahay inuu jaajuus yahay, u jaajuso CIA da

User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5490
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby afisoone » Tue Oct 18, 2011 7:22 am

LMAO, lawyerkooda beerta ha sii gashee maxaa kuugu jira.

Still laughing at the ending.
I have never seen "Munaafaqnimo ka weyn arintaas". Here we have a group of Somalis who came to the court believing that these women never support alshabaab but poor people.

Then We have same people who love Alshabaab and can not tolerate who disagrees with Alshabaab. Basically labo wajiilayaal ayee ahaayeen.

I was there to see what is going on?
But that was changed my mind. I have seen people who are so angry at me by sayin alshabaab is terrorist.

User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5490
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby afisoone » Tue Oct 18, 2011 7:38 am

sh shariif JR a.k.a afisyoone fiiri sxb, waa runtaa walaahi MIDKA al shabaabka ah ee qora websiteka SOMALIMIDNIMO wareysiga uu ka qaadayo dadka jooga maxkamada waan dhageystay waxa ay ka hadlayaan. wax aan shaqo ku laheeyn dacwada labada ISLAAMOOD lagu qaadayo.


kuwa MAXKAMADA HOR TAAGAN codkooda ayaan dhageystay dhamaantood waa kuwa ka hadla PALTALK qolka al shabaab ee dacwatul tawxiid, dhamaantood ragga iyo dumarka meesha taagan waa taageerayaasha al shabaab, qolka paltalk dacwaul taxwiiid ayey 24/7 ka hadlaan.

marka midka qora SOMALIMIDNIMO magaciisa la yiraahdo DALBOON waa inkaar qabe gabdhaha ayuu baxar sii galinayaa, aniga waxaanba aamisanahay cunugaas qora somalimidnimo inuuba yahay JAAJUUS u shaqeeya CIA, waayo si cad ayuu al shabaab u taageeraa somalimidnimo xitaaa SUICIDE BOMBERS radioga al furqaaan ee wareysta intii aysan SUICIDE KA sameeyn, radiogaas criminal ah ee al shabaab leedahay ayuu WARBIXIN ka siiyaaa xaalada somalida mareykanka.



marka mooryaan DALBOON SOMALIMIDNIMO mar hore aayaa la xiri lahaa qof caadi haddu ahaan lahaa lakiin waxaan aamisanahay inuu jaajuus yahay, u jaajuso CIA da
I agree...

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13974
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby DR-YALAXOOW » Tue Oct 18, 2011 8:00 am

afisyoone labada ISLAAMOOD ee maxkamada la saarayo SOMALIA GOBOLADEE AYEY KA YIMAADEEN asal ahaan??

User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5490
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby afisoone » Tue Oct 18, 2011 8:44 am

Ereyga ugu dambeeyay ee dhahay ee codka laheen sidaan ayuu ahaa.
Gacmaha hoose u cashtay; ama kacanta iyo lugta iga gooyaan oo isdhaaf ah ayaa isdhahay.
:lol: :lol: :lol:

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby TheblueNwhite » Tue Oct 18, 2011 8:50 am

Image

User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5490
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby afisoone » Tue Oct 18, 2011 8:56 am

Image
I was the only guy who has different opinion. It was fail day for me. Allah will remember me for my honest and sincere hope of these two ladies were not found guilty on supporting terrorism.

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby TheblueNwhite » Tue Oct 18, 2011 9:01 am

Gacmaha hoose u cashtay; ama kacanta iyo lugta iga gooyaan oo isdhaaf ah ayaa isdhahay
WTH is this? stop butchering the Somali language you dimwit

I didn't watch your video.

User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5490
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby afisoone » Tue Oct 18, 2011 9:08 am

Gacmaha hoose u cashtay; ama kacanta iyo lugta iga gooyaan oo isdhaaf ah ayaa isdhahay
WTH is this? stop butchering the Somali language you dimwit

I didn't watch your video.
Naa heedhe qofna kuma weydiinin inaa daawatay videogeyga. Ok. Markaan sida dumarka u faantid ayaa hurda i qabataa. Somaliga aan ku baro ee book iyo qalin soo qaado.
Ereyadaan maxaa ka qaldan aad fahmin weysay. Waa yaabanay unuka oo afsomali i baraayo.
Gacmaha hoos aan u cashtay; amaa kacanta iyo lugta iga gooyaan oo isdhaaf ah ayaa isdhahay

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby TheblueNwhite » Tue Oct 18, 2011 9:16 am

lol, war xayawaanyahow luqada af Soomaaliga sida loo qoro soo baro marka hore. Aad ayaad u liidataaye, anigana maan ahi ninkii ugu horeeyey ee kuu sheegaa inaad waxba aadan qori karin luqadey doonto ha ahaatee. Adigoo maskaxda la' ayaad haddana faaneysaa sidii nin wax isku haya. :down:

You're a piece of dog shit. :lol:

User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5490
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby afisoone » Tue Oct 18, 2011 9:31 am

Hadal maa la wadayaa.
Ereygaan wax ka qaldaan soo sheeg.
Gacmaha hoose u cashtay; ama kacanta iyo lugta iga gooyaan oo isdhaaf ah ayaa isdhahay

Kadib ayaa saxayaa. Aniga waxba ha barin. Ee soo sheeg erayadaas meesha ee ka qaldanyihiin. Hutu ayaa tahay reer Somaliland ayaa ni hago. Haduu nin reer Somaliland ah dhaho qiblada waa koonfurta. Waa ku raaceeysaan.

Soo sheeg erayadaas meesha ee ka qaldanyihiin. Period. Ama nacnacda igala tag. Yaqyaqsiyahoow. :-@ :-@ :-@ :-@

Byootuhful
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 636
Joined: Sat Sep 10, 2011 9:02 am
Location: Hargeisa

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby Byootuhful » Tue Oct 18, 2011 9:35 am

Afisoone, you should learn to ignore insignificant people.

Me think your af Soomaali is suber :up: (super)

:mrgreen:

User avatar
QaaliDumar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1466
Joined: Tue Oct 18, 2011 6:14 am
Location: Hal jazaa'ul ixsaani ilal ixsaan....

Re: AMINA ALI IYO HAWO HASSAN AND WHAT I SAW IN THE COURT!!

Postby QaaliDumar » Wed Oct 19, 2011 5:40 am

Ninkaan/naagtaan iska nacnacleynaya hadalkeeda/kiisa meesha intaad ku xirtid. Ileen waanu u jeednaa aflagaado meesha ma oolin.
You should follow byootuhful's advice. Nin caytamay afkiisaa ku yaal.

Haddaba aan kuu sheego erayadaada khaladkooda :lol:

The sentence is grammatically incorrect. "Gacmahaan hoos u ceshtay, ama gacan iyo lug ha iga gooyaan is dhaaf ayaan is dhahay."
Isma keenayso :?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 94 guests