War de anigu maalintaan somali kale usoo kaxaysto shisheeye , somali danbe sheegan maayo , abihiin itaal darida ka wasa .
waxaad tahay nin caano iyo nabadba haysta, marka adiga iyo dadka qaajo iyo colaad isugu darsatay hayso inaydaan isku fikir noqonayn ninwalba wuu ogyahay.
War anigu Somali baan ahay .Aniga oo waxaad Kikuyuda iyo xabashida u ogoshihiin ii diidan , baan haddeena idin ka maarmi karayn. Foolxumo yacni sharaf daro , arrinta si qaribaysa baan arka anigu , sideen uga aamusi kara ?
Kenya southern Sudan bay hub u diri jirtay , iyago oo leh , walaaleheen bay carabti addon ka dhigatay .
Maantana Ogadeenki bay addoon ka dhigteen o Somalia ayay rabaan iney "buffer zone " ka samaystaan.
War de ninkii waali qabato ba , walaalki baa u miyir celiye , magaca ha inaga dilina , somali weligeed la ma addoonsan e .

Nabbada iyo caanaha , sow waxaan anigu u soo shaqaystay ma'aha ? haye ?
Haddaad intaas kari la'dahiin , de ANAGA isku kaaya soo dhiiba , anaga idin ka xigna dhagaxdan e .