Page 1 of 1

Qabiilkagu maxu Somaliya u qabtay

Posted: Wed Nov 02, 2011 6:22 am
by gobdoon
Badana ma jecli inan sheekoyinka qabiilka ku dheerado inan dadka uga digo ma'ahe sidii abwanki Suldan Timacade inooka digay dhibka iyo khatarta uu inaku hayo waligeena uu asageen inooka reebay lakin waxa iguso dhacday su'aasha ah qabiilkagu maxu qabtay kadib markan arkay ninka C/Wahab layirahdo oo inta ka dhaman waayey Majerteen saas Puntland saas oo uu marmar iskudayey inuu magacii saxa aha qaloociyo marka waxan iswaydiiyay adigoo h/gidir ah oo Sacad kasii ah bad waxad waxka sheegaysa dadka sababay inay waxa Somaaliya layirahdo gebigeedaba inta ka dhiman ay jirto marka 21 kii Sano ee ugu dameeyey qabiilkagu imisa Warlord bu sameyey,imisa dagal bu sababay marka wa ceeb inad wax ka sheegto dadka ku noolaynaya oo xata ila Dekadii Boosaso aad isticmalayso lakin nasiib wanag anigu ma rabo inan xumantaada aan qabiilkaga ku dhaleceyo oo qabiilwalba in xun iyo in fiican,culimo iyo dad wax garad ahba wa leeyahay EE ILAAHAY HA IN CAFIYO.