Moderators: Moderators, Junior Moderators





Locked out.
walahi its getting out of hand
mahadsanid for the advice sisterCumar i wanted to reply in the other thread but it was locked..here is my 2cents
why ask the obvious when you already know the answer, ma far waaweyn ba lagugu qora...this forum waxa lagu haya wa uun qabiyaalad cuqdad iyo ana ka fiican iyo aniga ka heer sareya.Waa waqti lumis bila micno ah iyo dad ilaahy kadeedi.
Albaabka waa ka, iska bax hana so noqon..personally i dont give a shit and you shoould do the same.Meshan maaha gurigi hooyada, ma taqaanid dadkan waxay yehiin iyo mesha ay socdaan toona.Ciyaal suuq kasta laptop bu helay o wuxu doono ayuu ku hadleya, qof ilaahy ka xishoon waayena adiga ka xishoon maaya...marka intaad koob caano iska cabtid orodo aayad quran ah iska akhriso oo shaydaanka iska naar.



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 61 guests