This new AlJazeera documentary wuu fiicanyahay laakiin Xaflada waxaa wax kasoo abaabulay Shacabka ku abtirsada Galmudug ee Muqdisho. Dadka intooda badan waxeey Xaflada uga soo qeeybgaleen ineey Madaxweeynaha Galmudug Mudane Maxamed Axmed Caalin Xaflada kusoo dhaweeyaan Ciidanka intiisa badan waxeey lasocdeen Madaxweeyne Maxamed Axmed Caalin iyo Wasiirada Galmudug. Laakiin AlJazeera waxeey amaanta iyo qabanqaabinta Xaflada eey siisay duqa magaalada Muqdisho oo kaliya . Waxaa Wanaag Sanaan laheed in Madaxweeyne Caalin kaalintii uu ka qaatay soo abaabulida Xaflada iyo Wadani nimada uu muu jiyay loogu mahad celiyo laguna amaano. Waa in AlJazeera eey muuqalka intiisa kale iyo qudbadii Madaxweeyne Caalin eey soo gudbisaa xataa waan ka iibsaneeynaa hadeey noo suurta galeeyso.
Waakanaa muuqalka.
AlJazeera video ka sifiican kuuma tuseeyso weey jareen intiisa badan.
Laakiin waad ka dhax arki kartaa Madaxweeyne Maxamed Axmed Caalin iyo Wasiirada Galmudug oo Muqdisho lakormeerayo Duqa gobolka Banaadir Mudane Tarzan.
Madaxweeyne Maxamed Axmed Caalin iyo Wasiirada Galmudug waad ka arki gartaa ayagoo garab socda Duqa Magaalada Muqdisho.
3:37
3:42
Madaxweeye Caalin iyo Axmed Baasto.
3:54
3:59
4:03
4:09
Madaxweeyne Caalin oo Lafadhiyo Tarzan
4:17
4:20
Madaxweeyne Maxamed Axmed Caalin.
13:03
13:22
Madaxweeyne Maxamed Axmed Caalin Wasiirada Galmudug iyo Tarzan.






GUUL Galmudug
GUUL Somali







