
Me personally I am happy for them I wish one was open in puntland dats about it but I think they will if this becomes a successUgu danbeynti madaxweynaha ayaa saaray dhamaan hey,adaha dowlada iyo maamulka gobolka Banaadir lacago gaaraya $100,000 “Boqol kun oo doolar” taasi oo lagu bilaabayo wajiga koowaad ee dayactirka tiyaatarka.
“Maanta aniga ayaa xakumayo lacaga, ka biloow madaxtooyada waxaan ka jareynaa miisaaniyada $10,000, ku xeji gobolka Banaadir, Tarsan wuu nala fadhiyaa isaga ayaa ugu jeeb roon $10,000 ayaa dul saaray, ra’isulwasaaraha iyo gudoomiyaha baarlamaanka maadaama ay naga maqanyihiin waxaan saaray $5,000, haweenka iyaga oo kaashanaya kuwa dalka iyo dibada waxaan $10,000,” ayuu yiri.





