Page 2 of 2

Re: Dr.Yalaxoow get in

Posted: Tue Nov 22, 2011 6:53 pm
by Somaliman50
waryaa iska ilaali waxyaabaha qaarkooda, jaahilnimada Allaha kaa saaree,. intaad sheegtay oo dhan ma u dhaliishan kartaa? innuu taageero isqarxinta iyo dulliga wax bayaan u ah manoo haysaa?
ta labaad, culumo badan ayaa canaaneeyey kuwa jihaadka ka baaqday sida sh shariif cabdinuur, balse car wax ka sheeg shariif cabdinuur hadaad ka diidantahay.
arintaana mid qabiili ah ma ahan, adigaa moodayey maahane,, xitaa sheekhu isku reer ma nihi balse waa nin kheyr qaba oo ku taqakusay cilmigii ilaahay siiyey,
ninkaa wadaad maaha, waa mooryaan af ku dhiigle ah. xassaan xuseen waa sheekha khawaarijta al shabaab. xassaan wuxuu qeyb ka yahay xasuuqa ay al shabaab ka wadaan koonfurta Somalia.


dadkiina difaacaya sababta kaliya ee aad sheeydaan xassaan ku difaaceysaa hes come from same qabiil as you. eeg ninkan inuu munaafaq yahay. wuxuu takfiirin ku sameeyey dawlada Somalia wuxuuna yiraahdaa ama uu ku wacdiyaa inaan lagu hoos noolaan karin DAWLADA somalia TFG. dawladaasna ay tahay dawlad gaalo. halka uu xassaan xuseen wadan uusan u dhalan KENYA ee dawlad kirishtaaan ah. madaxweyne ka yahay KIBAKI uu xassaan ku hoos nool yahay. nabadna ku heeysto.

xassaan xuseen isagoo ka yimid Kililka shaanad ee soomali galbeed Ethiopia ayuu si been abuur ah ku qaatay DHALASHADA KENYA. baasaboor keenyaati ayuu qaatay kaasoo uu ku tagay CANADA IYO SWEDEN. and at same time xassaan xuseen SHACABKA SOMALIYEED ee dagaaladu disheen inay Dawlad helaan oo ay yeeshaan BAASABOOR waa u u diidan yahay. ee wuxuu fatwooyin ka soo saaraaa in SUICIDE BOMBER lagu qarxin karo mogadishu. in ardayda mogadishu la xasuuqi karo.


bal fiiri munaafaqa aad diafaceysaan. :down: :down: kaba sii daranee ninkan xassaan xuseen aqoon dimeed ma laha, xitaaa luqada afka carabiga ku dhawaaqisteeda waa ku adag tahay.

Re: Dr.Yalaxoow get in

Posted: Tue Nov 22, 2011 7:00 pm
by Somaliman50
oo yaa ku yiri nabadgelyada iyo islaaxa ummada soomaaliyeed buu kasoo horjeeda? intuu dacwada kenya ku dhex jiray, weligiis wuxuu u doodi jirey in dalkii laga hirgeliyo dawlad islaam ah cadaaladna ku salaysan. mise waxaa kula fiican dowlada shariif oo ey xukunto aalla sheekha ama shariif asxaabtiisa kuwa dhowdhow? hadane, saan hore kuu warsaday, ii keen cajal ama maqaal ka imid sheikh xasaan isagoo istusinaayo inuu raali ka yahay dhiiga muslimka in qaab xasuuq ah loo daadiyo.
and why are you attacking him for being a kenyan resident? miyaadan ogeyn in shaqsiga muslimka ah loo ogolyahay inuu wadan gaal ku noolaado haduu diinta ku fidinaayo? he is giving dacwah to many people in kenya dad badan ayaana ka faaideystay cilmigiisa, kor Allaha u qaadee.


Xaasaan xuseen waa sheekha khawaarijta al shabaab ee u fatwooda daadinta dhiiga umadda muslimiinta ah ee deggan Mogadishu iyo koonfurta Somalia.
xasaan xuseen videoga youtube ku jiro dhageyso wuxuu afkiisa fitnada ka buuxdo oranayaa DAWLAD nooc waliba ahaato somaliya kama jiri karto.
bal eeg munaafaqnimadaas. KIRISHTAANKA KENYA nabad ayuu ku dhex deggan yahay. muxuu nabada uu isaga heeysto uu ugu diidayaa hooyooyinka deggan BALADWEYNE. MOGADISHU IYO BAYDHABO. soo munaafiqnimo iyo khawaarijnimo iyo alle ka furasho soo maaha.

aniga lama yaabeen hadduu xasaaan xuseen deganaan lahaa kismaayo oo ah magaaalo ay maamusho al shabaab. laakiiin waxaa la yaab leh nin deggan KENYA waliba baasaboorkii wadankaa si XATOOYO ah ku qaatay, hadana wadankiisii SOMALIA aan u quuurin nabada uu ku heeeysto nairobi.

Re: Dr.Yalaxoow get in

Posted: Tue Nov 22, 2011 7:04 pm
by DR-YALAXOOW

He Hating on gaalo in gaalland?
I would deal with him if i was president of that "Soft Kenya".

Kenya will never Stop xassaan xuseen because hes making for them a service, whichs taking part of more destruction and more bloodshade and many more death in SOMALIA, . kenya want every fool somali like xassaan xuseen a braindeath person for taking part and creating more the violence In Somalia. More Anarki in Somali means for kenya economic benefits of billions of dollars . therefore Kenyan goverment will not touch this stupid xassaan xuseen , they let him sit in isliii breaching hes hate and violence agains Somalis in Somalia. whats worst is this hypocrite xassaan xuseen is using the name of our diin religion islaam for spreading hes narrow minded sick hatred and supporting khawaarijtis suicide bombers, student killers al shabaab.

Re: Dr.Yalaxoow get in

Posted: Tue Nov 22, 2011 7:06 pm
by Somaliman50
hutuking, what hatred akhi? gaaladii dalkeena kusoo duuley yaan la kaashan iyo shariicada hala qaato keliya baa lagu ogyahay inuu dhaho, does this seem incorrect to you? and as for preaching terrorism, hal saac gudaheed bey gacantiisa ku dhigi lahaayeen if that was true, these kenyans would stop at nothing if they were convinced he is openly speaking out against them. walaakin no one is perfect, waana siduu nebiga (salalahu calayh wasalam) yiri kulli ibn aadam khadaa', marka sheekha haduu gefo Allaha udulqaato.

Let him take example from jaamac and fuad shongole .
Atleast they dont hide their shababism.

Kenya is doomed place for tolerating unthankful cochroaches such as wadaadkusheeg xasan xuseen.

You dont find such filthness in ethiopia or uganda.
akhi,if he follows alshabab and agrees with them, why does that make it compulsory for him to join his brothers in somalia? for him to continue giving dacwah and calling people to tawxiid and the sunnah, and to raise awareness of the enemy, intaas kaliya wuxuu istaahila halgan. there are many different ways of being a help to the cause, and being on the frontline is not the only one.

Re: Dr.Yalaxoow get in

Posted: Tue Nov 22, 2011 7:11 pm
by Shift
Whats with all the calaacal,why not combine your half arsed manhood to make a complete one, buy a oneway ticket and go do something about this sheikh,mise its saver to rant on the net. :lol:

Re: Dr.Yalaxoow get in

Posted: Tue Nov 22, 2011 7:12 pm
by Somaliman50

He Hating on gaalo in gaalland?
I would deal with him if i was president of that "Soft Kenya".

Kenya will never Stop xassaan xuseen because hes making for them a service, whichs taking part of more destruction and more bloodshade and many more death in SOMALIA, . kenya want every fool somali like xassaan xuseen a braindeath person for taking part and creating more the violence In Somalia. More Anarki in Somali means for kenya economic benefits of billions of dollars . therefore Kenyan goverment will not tough this stupid xassaan xuseen , they let him sit in isliii breaching hes hate and violence agains Somalis in Somalia. whats worst is this hypocrite xassaan xuseen is using the name of our diin religion islaam for spreading hes narrow minded sick hatred and supporting khawaarijtis suicide bombers, student killers al shabaab.
walaal, waxaad noo wadid waa quraafaad iyo dacaayad, you are just making conspiracies in your head and spectating like a maniac, ogow diinta waxay qabtaa wax la yiraaho xusnul dhann, ama malaha wanaagsan, macnaha qofka haduu wanaag iyo kheyr kula yimaada, inaad shaki ka qabatid waa dambi. wadaadka oo si rasmi ah u hanqal taagaya burburka iyo halaaga soomaali cid kuma arkin, balse naceebkaaga waa mid personal

Re: Dr.Yalaxoow get in

Posted: Tue Nov 22, 2011 7:20 pm
by DR-YALAXOOW
fiiri

xasaan xuseen halkan ka dhageyso isagoo oranaya 40 culumo mashaa,iq waaweeyn ah ku jiro sh cumar faaruuq aun. shariif abdi nuur. shiikhyo u noqon kara granfathers oo gaaraya 40 sheekh oranaya hadalkooda waxba kama jiro. Geeyga kaliya ayaa wax ka jira. wuxuu oranayaaa khawaarijta sheekhooda xassaan MADAXDA somalia waa gaalo. waana in la dilaa meeshii lagu arko. taa micnaheedu waa HOTEEL SHAAMOOW ee 67 arday lagu qarxiyey iyadooo al shabaab suicide bomber target gareeysanayo niman muslimiin ah soomaali ah wasiiro ay la dileeen 67 arday macalimiin hooyooyin.

xassaan xuseen halkan ka dhageyso gaaleeysiitaas. marka NINKA KIBAKI ku hoóos nool, oo canshuur siiya kenya. BAASABOOR kenyaati ah qaatay. baasaboorka kenya markaad qaadaneyso waxaad saxiixeysaa warqad ku qoran DASTUURKA CILMAANIGA KENYA ma aqoonsan tahay? haddii aad saxiixi weeyso inaad aqoosan tahay baasaboor qaadan meeysid.

xassaan kenya 85% kirishtaan ah baasaborkoodii ayuu heer uu dastuur aqoonsado saxiixo ayuu u qaatay. halka uuu MADAXDA DAWLADA SOMALIA waa gaalo ha la dilo. hadalka 40 culumo ku jiro sh cmar faaruuq waxba kama jiro ayuu oranayaaa?

halkan ka dhageysso munaafaqa xassaan

Re: Dr.Yalaxoow get in

Posted: Tue Nov 22, 2011 7:36 pm
by abuu_dujaana
HutuKing01 saaxiib meeshaan bashaal usoo galnaa ee Dr Yalaxoow adaa u yeerayee ee bal deji kubadda.
Dr Yalaxoow saaxiibow qaska naga dhaaf nooh, si tartiib ah aan u sheekeysanno anagoo bun iyo canbuulo kuu bashaalayno.

Re: Dr.Yalaxoow get in

Posted: Tue Nov 22, 2011 7:43 pm
by Somaliman50
fiiri

xasaan xuseen halkan ka dhageyso isagoo oranaya 40 culumo mashaa,iq waaweeyn ah ku jiro sh cumar faaruuq aun. shariif abdi nuur. shiikhyo u noqon kara granfathers oo gaaraya 40 sheekh oranaya hadalkooda waxba kama jiro. Geeyga kaliya ayaa wax ka jira. wuxuu oranayaaa khawaarijta sheekhooda xassaan MADAXDA somalia waa gaalo. waana in la dilaa meeshii lagu arko. taa micnaheedu waa HOTEEL SHAAMOOW ee 67 arday lagu qarxiyey iyadooo al shabaab suicide bomber target gareeysanayo niman muslimiin ah soomaali ah wasiiro ay la dileeen 67 arday macalimiin hooyooyin.

xassaan xuseen halkan ka dhageyso gaaleeysiitaas. marka NINKA KIBAKI ku hoóos nool, oo canshuur siiya kenya. BAASABOOR kenyaati ah qaatay. baasaboorka kenya markaad qaadaneyso waxaad saxiixeysaa warqad ku qoran DASTUURKA CILMAANIGA KENYA ma aqoonsan tahay? haddii aad saxiixi weeyso inaad aqoosan tahay baasaboor qaadan meeysid.

xassaan kenya 85% kirishtaan ah baasaborkoodii ayuu heer uu dastuur aqoonsado saxiixo ayuu u qaatay. halka uuu MADAXDA DAWLADA SOMALIA waa gaalo ha la dilo. hadalka 40 culumo ku jiro sh cmar faaruuq waxba kama jiro ayuu oranayaaa?

halkan ka dhageysso munaafaqa xassaan
:lol: tolow ma si fiican baa udhagaysatay? war 40 iskaba daayee, boqolaal ha gaaraan, xaq kuma xirna tiradii niman oo ra'yi isku raaca. 40kaas oo culumo la dhahaayo maba dhihi karno culumo waayo waxaa ku jirey niman firqooyin kasoo jeeda oo weliba qaarkooda baarlamaanka ku jira. mideeda kale, sheekh xasaan haduu fikir diimeed ka bixiyey arintaan, dee waa ijtihaadkiisa, ha qaldamo ama sax ha ahaato, Allahaa udulqaadaya waayo cilmi buu ku xisaabiyey. maanta na waad aragtaa, dawladii la dhahaayo hala raaco, falalka ey ku dhacdo waad ujeeda, marka nimankaas 40ka ahaa goaankooda muxuu sheegaya

Re: Dr.Yalaxoow get in

Posted: Tue Nov 22, 2011 8:19 pm
by DR-YALAXOOW
:lol: tolow ma si fiican baa udhagaysatay? war 40 iskaba daayee, boqolaal ha gaaraan, xaq kuma xirna tiradii niman oo ra'yi isku raaca. 40kaas oo culumo la dhahaayo maba dhihi karno culumo waayo waxaa ku jirey niman firqooyin kasoo jeeda oo weliba qaarkooda baarlamaanka ku jira. mideeda kale, sheekh xasaan haduu fikir diimeed ka bixiyey arintaan, dee waa ijtihaadkiisa, ha qaldamo ama sax ha ahaato, Allahaa udulqaadaya waayo cilmi buu ku xisaabiyey. maanta na waad aragtaa, dawladii la dhahaayo hala raaco, falalka ey ku dhacdo waad ujeeda, marka nimankaas 40ka ahaa goaankooda muxuu sheegaya

Waxaad leedahay 40kaa shiikh ee xasaan xuseen intii uusan dhalan ka hor diinta islaamka faafinayey ee million jeer kaga cilmi baddan diinta islaamka sida allaha u naxariistee sh cumar faruuq hadalkooda waxba kama jiro ee waxaaa wax ka jiraa cunugan xassaan xuseen ee wadan gaalka ah deggan kenya ee si been abuur ah baasaborka keenyaatiga ku qaatay.

shaqsi noocaas ah ee aan ka xishooneyn allahii abuurtay inuu been sheego yiraahdo KENYAATI ayaan ahay. ee canshuurta siiya dawlada kirishtaanka kenya madaxeynihiisu yahay KIBAKI ayaad leedahay DIINTA ISLAAMKA wuu kaga aqoon baddan yahay. sh shariif abdinuur ee 90 sano jira ee deggan MAKAH AL MUKARAMAH iyo allaha u naxariistee sh cumar faaruuq?

waa sidaa waxa aan ku andocooneysid soo maaha??

marka maskaxdaada ma fayooba allaha horta ku caafiyo. XASAAN XUSEEN wuxuuu gaaleeysiiyey umadd muslimiin ah waxayna sababtay al shabaab DILAA SUICIDE BOMBER inuu isku dhex qarxiyo hoteel shaamoow isagoo TARGET gareysanayo dad muslimiiin ahaa ee xasaan xuseen wadan gaaal deggan uu gaaleeysiyey. dadkiiina waxaa lala xasuuqay arday aan waxba galabsan iyo hoyooyin.

marka xassaan xuseen waa sheeydaaan kitaabka alle ku been abuurtay. waxaana la yaabanahay dadka difaaca khawaarijta al shabaaab iyo sheekha khawaarijta xassaan xuseen waa dad SUMUN BUKMUN CUMUN ah. bal waxaad meeshaan la timid 40kaa sheekh waxaa ka saxsan mooryaankan beenloowga ah xaassaan xuseen. :down: :down: