Page 1 of 1

More than 18 bantu crusaders killed in their country

Posted: Thu Nov 24, 2011 5:05 pm
by AhlulbaytSoldier
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR

Inkabadan 18 Askari oo Kenya uga dhimatay Qaraxii Mandheera ka dhacay iyo Soomaali Badan oo magaaladaasi laga raafay.
Thursday, 24 November 2011 14:07 Editor Hits: 299
Khasaarihii ka dhashay qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Mandheera ayaa aad usii kordhay waxaana jira Askar saaka dhaawacantay oo maanta ku bakhtiyay isbitaal ku yaal duleedka Mandheera.

Wararka nagasoo gaaraya Mandheera ayaa xaqiijinaya in ciidamada Kirishtanka Kenya ay tacadiyo xoogan kula dhaqaaqeen shacabka muslimka magaaladaasi, ilaa sedax qof oo haween ah ayaa dhimatay markii ciidanka Itoobiya rasaas kufureen dad isugusoo aruuray Malkaariyeey duleedka Beled Xaawo.

Ciidamada Kenya waxay maanta raafeen shacab badan iyagoona boobay hanti tiilay dukaamada ganacsiga ee degmadaasi, dhibaatada ay ciidanka Kenya geysanayaan ayaa timid kadib markii weerar xoogan saaka loogu geystay gudaha degmadaasi.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa xaqiijinaya in dhimashada ciidamada Kenya ay gaartay ilaa 20 waxaana laga deyrinayaa xaalad caafimaad oo ay ku suganyihiin ciidankii ku dhaawacmay qaraxii saaka, dowladda Kenya ayaa wajaheysa xoogag hubeysan oo ciidankeena meel walba ku beegsanaya natiijadan ayaa ah mid hordhac ah oo ka dhalatay faragelinta ay Kenya kusoo sameysay dalka Somaaliya.
==

Re: More than 18 bantu crusaders killed in their country

Posted: Thu Nov 24, 2011 5:13 pm
by Colonel
Allahu Akbar fantastic news.

Re: More than 18 bantu crusaders killed in their country

Posted: Thu Nov 24, 2011 5:20 pm
by anonymousfaarax
Allahu Akbar fantastic news.
:lol: :lol: :lol:

Re: More than 18 bantu crusaders killed in their country

Posted: Thu Nov 24, 2011 5:24 pm
by AhlulbaytSoldier
It is fantastic news.
After this attack saliibiyiinta kenya launched airstrike against shabaabul murtadden.


Allahu akbar on both attacks.
Cadowgeena ha jabo

Re: More than 18 bantu crusaders killed in their country

Posted: Fri Nov 25, 2011 12:19 am
by grandpakhalif
Allahuakbar.

Re: More than 18 bantu crusaders killed in their country

Posted: Fri Nov 25, 2011 12:24 am
by Kukri
It is fantastic news.
After this attack saliibiyiinta kenya launched airstrike against shabaabul murtadden.


Allahu akbar on both attacks.
Cadowgeena ha jabo
:lol: :lol:

Hawiye wale waaley oo diintii ku galgaley...Allahu akbar on both attacks kuye :lol: