Samatarow , maalin maalmaha ka mid ah , ayaynu ka soo kaxaynay reer Jabuti degan oo dhulkeeni usoo xagaa-baxaya .
Marka , ciyaalki baan dusha la fuulay . Tuulo yar oo Geerisa la yidha oo ah halkii u Xasan Guleed ku dhashay , ayaad banka giriyaad la yidha kaga baxaysa, markaad Hargeysa u socoto . Hawadu na markaasey is badesha .
Ciyaalki ina la socday , oo naarti Jabuti ku soo koray baa yidhi
"Xaax , wara climatiseur baa inoo socad wallahi " "climatiseur=AC in French .
Markaasu mid kalo oo reer somaliland ah oo aynu ilma adeer nahay ugu jawaabay
"war waa climatiseur rabaani ah "
{yacni wuxu u jeeda , lacag la iska ga ma qaado qabowga dhulkeena
}