Isdhaarabax= drinking alcohol. 'ninkaas xalay dhan buu isdharbaaxayay, bal eeg indhaha kalama hayn karo' or 'dhalinyarada somalida baryahaan aad bay isu dharbaaxan'. 'aniga dharbaaxo yar baan isku dhuftaa maxaa yeele shiisha uun baan cabaa, khamri ma gaarin'
dhakhaatiir= those who smoke weed or trees. they are expert on drugs. They tell you weed is a plant that grows and its healthy for you. If you ask what about cocaine, they will try to convince you that cocaine is healthy for you in someway. marka dhakhaatiirta magaalada iska ilaaliya hadii kale waxaan jirin bay kaa dhaadhicin.
add on.



