Lool so now yalaxoow is taking the side of Fir'aun against Nabi Musa (peace be upon him & his family) and the muslims at that time.
Unbelievable!
Beesha Abgaal of snet should talk to him.
first isaaq man lets not talk about qabiil okay. second in islam you suppose to make qilaaf against yahuud ama kirishtaanka. marka yahuuda waxay u dabaaldegaaan form of fasting when God was saved the children of Isreal(Yahuuud) FROM king Ramzeez of egypty. marka bunch of yahuud la badbaadiyey ayaa adigoo Muslim ah u dabaaldageysaa? what the heck is that? Muslimka waxay u dabaaldegayaan ama xasuusanayaan waa only muslim markii la badbaadiyo ama muslim guul gaaraan.
foexample this BIDCA from wahaabi books iyagoo oranaya u dabaal degga CHILDREN OF ISREAL(YAHUUUD) la badbaadiyey. same wahaaabi BIDCA they refused in loo dabaaldego the greatest Human who walked on this planet prophet maxamed SCW brithday. if i i make that great day for FASTING been greatfull what allah sent to us and the brith of rasuul scw. wahaabi will say WAA GAALNIMO HAYAAY looma soomo rasuuulka scw dhalashadiisa waa xaaraaam. marka wahaabi beenaalayaaal markaaseey YAHUUUUD DAY badbaadintii yahuuda ayey oranayaaa be thankfull fasting samee?
marka dhageyso fake hawiye man. waxaas waa danbi weeyn BIDCA waaye ee yaa been la idiinkugu sheekeeyn. iam 35 years old somalia waligeey ma maqal sheekh ahlusunnah waljamaaca oranaya maalintii CHILDREN OF ISREAL la badbaadiyey u sooma. waxaas waa been abuur ka yimid yahuuda bugaagta ay qoreen ee wahaabiyada akhristaan ee diinta lagu corruption gareeynayo.