Moderators: Moderators, Junior Moderators


I was just about to post this, he reponded really well.

yep he is unbelieveable and i love his speech too.good response and i believe him

kililka shanaad or the better name ogaden does not have one accent. If you mean the accent they use in jigjiga he does not have it but has a southern ogadeni accent. I like it thoughUmal can defend himself because of Hes Pure Kililka shanaad ACCENT af soomaali makes him to be fine words very easly. but UMAL making gaalinimo come near home for him because hes forgeting not long time ago was He who made made unnecessary gaaleeysiin(MURTADISM) against hes follow Somaalis.
one of hes good af soomaali Kililka shanaad accent speechs he said ( Somaalidu waxay aamisan yihiin inuu cabdiraxmaan. iyo cali iyo axmed nin soomaali ah inuusan MURTAD(gaal) Noqon karin) isagoo hadalkisa sii wada ayuu oranayaa qofkii gaaal raaca waa gaal) marka hadalkaa Al shabaab ayaa siiyey inay xasuqaaan 67 graduating students in mogadishu because among those student was TFG Ministers like SH IBRAAHIM CADOOW AUN.
marka shaabadiii uu al shabaab ugu dhajin karay in soomaalida la gaaleeyn karo maanta isageey heeysataa oo isagiibaa la gaaleeyey. sababtoo ah KENYA oo gaal ayuu soo raacay accroding al shabaab. marka sidii saaxiibkii Boosaaso ee isagoo subaxdi masaajid u socda BASTOOLADLE al shabaab xabado ku dilay ayuu UMAL ka baqay isagoo ISLII kenya isago masaajidka u socda Wiilka al shabaab ah ku JANO TAGO.
MARKA NIMANKAAN wahaabiyada from SH umal dhamaantood waaa in maxkamad lagu horkeenaa bilawgii ay bilaabeen TAKFIIRINTA Ummad islaam ah. foolxumada ay leedahay gaaleeysiinta maanta UMAL waa uu arkaa.

IS NOT ONLY ogaden who lives Kililka shanaad. SH umal have pure kililka shanaad accent because of not hes ogadeen but hes from kililka shanaad ethiopia and probably come Kenya as a Adult person. its hes kililka shanaaad accent who makes him Aftahan. its not only ogaadens who speak like that. all kililka shanaad clans from dir to sheekhaal speaks like that. iam 100% sure hes grew up kililka shanaad Ethiopia. XASSAN TAKAR maaha aftahan waayo hes poor af soomaali gaalkacyood. laakiin Umal waxaa u sahlay inuu dhulka ku jiido af soomaligiisa kililka shanaad.kililka shanaad or the better name ogaden does not have one accent. If you mean the accent they use in jigjiga he does not have it but has a southern ogadeni accent. I like it though
Dr YALAXOW ma waxaad ka maseer santahay sheikh Umal aftahanimadiisa? maseerka dumarka lagu ogaaay ee hadalkaaga u fiirso.IS NOT ONLY ogaden who lives Kililka shanaad. SH umal have pure kililka shanaad accent because hes from there and come Kenya as a Adult person. its hes kililka shanaaad accent who makes him Aftahan.

No actually but i have to say man is a Aftahan. and i have to say he won hes debate agains not so aftahan gaalkacyood stupid sheikh xassan takar. but the problem i have sh umal is the cheating and the fraud. hes not a Kenyan Somali. so he cheated of hes claimes that hes Kenyan somali. iam 100% sure this dude come Kenya first as a Adult. mandhoow you and i know somali kenyans even ogaadens do not speak this pure Kilika shanaad ethiopian somali accent which UMAL is speaking. marka for me this man umal is not honest person because he cheated to become kenyan citizen. waa sida europe Nimanka iyo naagaha is qaba ee FURIINKA u kala qoran yahay. dad iska dhigaya daacad laakiin xaqiiqdii ah fraud.Dr YALAXOW ma waxaad ka maseer santahay sheikh Umal aftahanimadiisa? maseerka dumarka lagu ogaaay ee hadalkaaga u fiirso.
meeshaan masaailo diini ku salaysanbaa la isku heeystaa adigu xaggeed kiilka shanaad iyo accent ula aadaysaa arrinkaa soo kaaf iyo kala dheeri soo ma aha?
Sheikh markuu topic gaalaysiinta ka hadlaayey daliil cad cadbuu keenay adiguna waxaad wadaa been abuuur aan meel loo raaco lahayn.



Dr Yalaxoow waa mysterious aan la fahmi karin. Laa haa ulaa'i walaa haa ulaa'i beyna thaalika. Yaabka Yaabkiisa!Damer Xoloyahow yahow what accent do you speak ?

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 60 guests