Page 1 of 1
Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sat Dec 10, 2011 11:28 pm
by TheblueNwhite
Sheekhan Sacuudiga dhageyso kadibna fikradaadaa dhiib. Waa inaad Sacuudiyiinta raali gelisaa.
[youtube]dzpDo_QH7FU&feature=player_embedded#![/youtube]
Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sat Dec 10, 2011 11:36 pm
by arabmtu
Dotoore, the Saudi sheikh is pro al-Shabaab; he said acjabani Shabaab as-Suumaal (trans: I admire Somalia's al-Shabaab).
Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sat Dec 10, 2011 11:39 pm
by Saraxnow
^ No he didn't mean that. Please don't lie about him.'Shabab' just means 'youth', he referred to the 'youth of Somalia' not the group...
Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sat Dec 10, 2011 11:46 pm
by TheblueNwhite
Listen to 0:23:40.
Shabaab = youth
Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sat Dec 10, 2011 11:56 pm
by Nabeela
Ileen Arab-Man, arabic ma yaqaano, I find that ironic.
Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sun Dec 11, 2011 12:06 am
by arabmtu
Dotoore, also notice; he mentioned Xanafi, Maaliki, Shaafici, Xanbali, Salafi and Tabliighi--but chose not to mention Khawaarij or Wahhaabi.
Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sun Dec 11, 2011 12:22 am
by TheblueNwhite
Sheikh's message to Al Shabaab ---> 0:50:13

Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sun Dec 11, 2011 12:55 am
by arabmtu
Dotoore, also notice the third question was bypassed, so not to embarrass the sheikh or his country.
Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sun Dec 11, 2011 1:46 am
by AhlulbaytSoldier
Arabirhaabi,
The wahabi sheikh is against shabab/alqeada because he follows madkhalism.
Why would he admire a group which believes makkah is now city of kuffar( meaning it is ruled by apostate regime) and his king is not muslim?
Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sun Dec 11, 2011 2:16 am
by grandpakhalif
ruunta sheega

Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sun Dec 11, 2011 3:04 am
by Somaliman50
my sheikh, sh usuuli

he is the biggest somali faqeeh we got around today. he even wrote an entire fiqh volume in arabic, xafidahullah

Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sun Dec 11, 2011 9:50 am
by Maandhow
my sheikh, sh usuuli

he is the biggest somali faqeeh we got around today. he even wrote an entire fiqh volume in arabic, xafidahullah

Abakar20 suaal
Sheikh Cusmaan Usuuli kitaabka kifaayatul akhyaar ama abuushujaac iwm miyuu sharxay mise waa alifay ?
ogoow sharaxaad iyo alifaad waxaa u dhaxaysa gap weeeyn. kitaab fiqi ah haddii uu alifi lahaay aduunka oo dhan ayuu ka muuqan lahaay macal asaf shadiiid qaliil waaye culimo soomaali ah oo kitaabo aliftay ilaa culimadii hore mooyee.
hal kitaab oo caalim soomaali ah qoray oo aan arkay waxaa kamid ah
Sarfi Xadiiqatu Tasriif http://www.nasiixa.com/duruus/luqah/sar ... tu-tasriif
Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sun Dec 11, 2011 9:59 am
by DR-YALAXOOW
Sheekhan Sacuudiga dhageyso kadibna fikradaadaa dhiib. Waa inaad Sacuudiyiinta raali gelisaa.
[youtube]dzpDo_QH7FU&feature=player_embedded#![/youtube]
waad mahadsan tahay, xaqiiqdii xoogaa aad sidaa u badneeyn ayaan ka dhageystay shiikhan sacuudiyaanka ah. of course waa uu sheegayaa inay al shabaab qaldan yihiin oo ay Diin islaam shaqo ku laheeyn. taana waa mid dadka intiisa baddan ay aamisan yihiin in al shabaab ay yihiin shayaadiin dhiiga umadda ku daadiya xaqdaro.
about saudi arabia of course dad deggan isku wada mid maaha oo xitaa waxaad heleysaa SACUUDIYIIN RAACA MANHAJKA SUUFIYADA , xitaa waxaad heleysaa sacuudiyiin secular ah. waxaan ula jeedaa sacuudi oo dhan ma noqon karaan dad singel fikrad ah wada heeysta.
aniga shaqsiyan sababa aan ku eedeeyo sacuudiga waa man-hajkan takfiiriga ee gaaleeynta ee diintii islaamka ka dhigay sidii mafia organization, manhjadka WAHAAABIYADA la yiraahdo nasiib xumo wuxuu ka yimid dalka Sacuudiga arabia. manjhadkaa oo sabab u ah xasuuqa ka socda Somalia iyo dagaaladii ALGERIA.YEMEN. ciraaq, afghanistan,bakistan iyo meelo kale muslimiin ay degto.
TheblueNwhite haddii aad moodo aniga dr yalaxoow 100% inaan NECBAHAY sacuudiga, waxaan ku oran lahaa thats not true. tusaale waxaad sameeysaa somalinet forum threat lagu caynayey BOQORKA SACUUDIGA CARABIGA IYO FAMILKA MAAMULA SACUUDIGA. threatkaa bal akhri dr yalaxoow sida uu u difaacayey familka maamula sacuudiga ee king abdullah.
waxaan taa ula jeedaa aniga mar waliba waxaan difaacaa qofka laga gardaran yahay. marka inshalah video markaan waqti helo ayaan wada fiirsanaaa .
Shiikhan sacuudiga ah al shabaab si waliba uu wax ugu sheego kama yeelayaan waayo al shabaab WAA ANAKONDA ama ABEESO la koriyey ka dibna fakatay. marka shiikhan waa ku mahadsan yahay inuu ka xumaado dhibka heeysta SOOMAALIDA DEGTA SOMALIA. sida uu sheegay GABADHA faransiiska ee oohinta la dhacdey markeey aragtay caruur sooomaali ah oo gaajo la dhimanaya halka ANAGII somaaliga aheeyn aan ka naxeeyn dadkeenii. ha ahaado wadaad ama siyaaasi ama dadka qurbaha deggan.
Re: Dr. Yalaxoow soo gal
Posted: Sun Dec 11, 2011 10:50 am
by arabmtu
al shabaab WAA ANAKONDA ama ABEESO la koriyey ka dibna fakatay.
Dotoore, anakonda isn't abeeso. Anaconda isn't found in Africa. You probably meant the Somali puff adder (Bitis arietans somalica*), a venomous snake:
*
http://en.wikipedia.org/wiki/Bitis_arietans_somalica
Anaconda, a non-venomous snake, looks like:
