This would be not the battle of the giants.
Although Gedogirl is very creative - and can pull off a surprise- Seemeyer will take home this one.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
It could be if gedo_gurl and I wanted it to beThis would be not the battle of the giants.
.
This takes home and wins everyone even Twist WHY? Cos I was able to understand and read EVERY WORD.Ku yar oo afar jiraa ayaa arkey Hooyadii oo uur leh
Markaasuu yidhi "Hooyo calooshaada maxaa ku jira"
Hooyadii baa tidhi "Allah Hooyo! walaalkaa oo yar baa ku jira"
Kii yaraa baa dabeedna yidhi "Hooyo miyaanad jecleen walaalkeyga yar":shock:
Hoyadii oo qosleysaa tidhi "Maxaan u jeclaan waayey Hooyo.Haa aad baan u jecelahay"
Kii yaraa baa ku celiyoo yidhi "Hadaad jeceshay maxaad u cuntey hadaa"
This takes home and wins everyone even Twist WHY? Cos I was able to understand and read EVERY WORD.
Waar waxaa la i yidhi uun:Seemeyer,
Sheekadaad la soo shaaca tagay ma aha mid asali ah.t
Sheekadaan aniga oo yar ayaan maqli jireyKu yar oo afar jiraa ayaa arkey Hooyadii oo uur leh
Markaasuu yidhi "Hooyo calooshaada maxaa ku jira"
Hooyadii baa tidhi "Allah Hooyo! walaalkaa oo yar baa ku jira"
Kii yaraa baa dabeedna yidhi "Hooyo miyaanad jecleen walaalkeyga yar":shock:
Hoyadii oo qosleysaa tidhi "Maxaan u jeclaan waayey Hooyo.Haa aad baan u jecelahay"
Kii yaraa baa ku celiyoo yidhi "Hadaad jeceshay maxaad u cuntey hadaa"
'Sheeko asli ah' ah? Qaaxo idin ku dhacey..:
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 59 guests