Moderators: Moderators, Junior Moderators

All hail Sharif, high born prince of peace.

I see several niqabis. Are those the locals?

Asakrta dhabayacadu markey "parade" ku jirto sida Sth African-ka ayay u socdaan , gacanta bidix e xita qoriga naaskiisa saaran , waa Sth African , waa qolodii black water usoo dirtay Puntland waxad sidaa baray .

so i guess these idoors are parading like south africans to

Those are police not military.Asakrta dhabayacadu markey "parade" ku jirto sida Sth African-ka ayay u socdaan , gacanta bidix e xita qoriga naaskiisa saaran , waa Sth African , waa qolodii black water usoo dirtay Puntland waxad sidaa baray .
so i guess these idoors are parading like south africans to

Asakrta dhabayacadu markey "parade" ku jirto sida Sth African-ka ayay u socdaan , gacanta bidix e xita qoriga naaskiisa saaran , waa Sth African , waa qolodii black water usoo dirtay Puntland waxad sidaa baray .
Midda kale , 5 meters ba askar baa waddada dhinacyadeeda jooga . Ilaahey waxan ka baryaya inaanu waddan maddexweynaha shacabkiisa sidaa looga ilaasho ,inaanu igu darin , aamiin !
Anaga maddaxweynaha waddanka-yaga ,maqaaxida aad baastada ku cunto bu kugu soo galaya , markaasu ka garab dalbanaya saxan "federation" ah{ do you get the joke gudhus? federation -ku anaga waa inoo qado }
Of course they are! Women in Puntland by the way tend to wear the niqab much, much more so than other Somali women from other regions.I see several niqabis. Are those the locals?

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 61 guests