Ninkan waa in dalka laga qabtaa, sharciga dalka u yaalna loo tiigsadaa sida ay suubsheen mudanayaasha baarlamaanka.
Kampala accord iyo dastuurka dalka kee baa adag?

Mudanayaasha baarlamaanka dastuurka dalka bay u tiigsadeen oo ku casileen balse waakan isaguna cuskanaya heshiiskii kampala.
markale aan idin waydiiyee keebaa awood badan?




