Page 1 of 1

aaway Mod kii Soogala

Posted: Sat Dec 24, 2011 4:06 pm
by caburiye1
Threadkeygii fiicnaa ee " Why Somali Girls are Also late on a Date" waxaa derail gareeyaya labadan doqon ee twist and ahmed boqor. meeshii oo dhan ban iyo xaar bey kala daaleen. Waxaan doonayaah in waxa ay qoreen oo dhan la iiga tirtiro. Sidaa mala ii samayn karaah?

Re: aaway Mod kii Soogala

Posted: Sat Dec 24, 2011 4:32 pm
by eliteSomali
ma neef geela lagaa dilay sxb adiga saan u qiiroonayee? :lol:

Re: aaway Mod kii Soogala

Posted: Sat Dec 24, 2011 4:34 pm
by caburiye1
ma neef geela lagaa dilay sxb adiga saan u qiiroonayee? :lol:
War ninyohow neef geela kuuroone inta aan thread aan wax badan kasoofakarayay sooqortay ayay iiga dheeleen caruurtaani. waa wax aan astajo lugu dhalin.

Re: aaway Mod kii Soogala

Posted: Sat Dec 24, 2011 4:38 pm
by eliteSomali
ma neef geela lagaa dilay sxb adiga saan u qiiroonayee? :lol:
War ninyohow neef geela kuuroone inta aan thread aan wax badan kasoofakarayay sooqortay ayay iiga dheeleen caruurtaani. waa wax aan astajo lugu dhalin.
:lol: :lol: maad kuwa kaaga ciyaaray message u dirtid oo dhahtid iga wareejiya?

Re: aaway Mod kii Soogala

Posted: Sat Dec 24, 2011 4:45 pm
by caburiye1
ma neef geela lagaa dilay sxb adiga saan u qiiroonayee? :lol:
War ninyohow neef geela kuuroone inta aan thread aan wax badan kasoofakarayay sooqortay ayay iiga dheeleen caruurtaani. waa wax aan astajo lugu dhalin.
:lol: :lol: maad kuwa kaaga ciyaaray message u dirtid oo dhahtid iga wareejiya?
Xalay baan inta qortay katagay. Markaas baan saakay imid ada oo 32 cay ay kuqoreen. Xalay oo dhan ayay sidii laba dumara isku caynayeen. bal Miyaanay shaqo lahayn toloow?

waa wax bilaa akhlaaq ah.

Re: aaway Mod kii Soogala

Posted: Sun Dec 25, 2011 3:19 am
by Daff
:lol: :lol: :lol:

This is Somalinet, what do you expect, I feel bad for you though. If the MODs banned ppl breaking the rules, there will be no one left here. Somali waa anyax oo kale :lol: wax burburis u sheeg

Re: aaway Mod kii Soogala

Posted: Sun Dec 25, 2011 3:44 am
by waryaa
Threadkeygii fiicnaa ee " Why Somali Girls are Also late on a Date" waxaa derail gareeyaya labadan doqon ee twist and ahmed boqor. meeshii oo dhan ban iyo xaar bey kala daaleen. Waxaan doonayaah in waxa ay qoreen oo dhan la iiga tirtiro. Sidaa mala ii samayn karaah?
There are proper ways to report abuse. This is not one of them.

Re: aaway Mod kii Soogala

Posted: Sun Dec 25, 2011 4:08 am
by ciyaal_warta
duqa shimee Twist and Ahmedboqor maamul noqdeen ?? waraaba iga danbeeyeee :lol:

Re: aaway Mod kii Soogala

Posted: Sun Dec 25, 2011 4:20 am
by Enlightened~Sista
Ciyaal warta ishtagnaalak radeyt min as safar? :clap:

Re: aaway Mod kii Soogala

Posted: Sun Dec 25, 2011 7:09 am
by Twist
LOL @ Threadkeygii fiicnaa. Some people in this place never cease to amaze me.

Yeah, Ahmed & I had misunderstanding and after a few verbal exchanges (not vulgar) we settled our differences and parted ways. So, if you didn't like that why didn't you tell us since you took the time to make another thread? We didn't call you names but you decided to call us doqon so how are you better than us?

Grow up, mate. Not everyone comes here as a full-time job. Enjoy the LOL's while you can.

@ciyaal_warta, waan ku salaamay, duqa. No, I am not MOD nor am I planning to be one any time soon. :)