Page 6 of 6
Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 2:31 am
by Twist
Lamgoodle,

hilarious xarfan, but i can barely hear what the female is saying. waxne maiga samenin aboow ee Twist aa dhalan rogtay. Bal woxo qoroyo fiiri maantey .
Sideen u dhalan rogey? He is Mowlaana shaxaari. Aniga dugsigiisa ayaan ka qalanjebiyey ( i was his kabiir). Marka cadeey waxaa loogu yaqaaney sheikh murjaan,
shito ma daare, shiirey ma koodiye, naag shuun leh ma shibiye

Shiikhunaa, taas (the highlighted part) one of the main jobs of being shaxaarinimo ay ka soo horjeedaa sow maaha?

Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 2:35 am
by BanadirBeauty
Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 2:36 am
by Twist

War bax, cajuuso yahay!
BB: Your Somali is deteriorating runtii. Get a fresh Farax before it's too late, sxb. Haddii kale xaalada emergency ay gaaree.
Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 2:42 am
by Lamagoodle
Twist,
Bacdal cagaaran haa; laakin b4 that sheikh murjaan meeshaasi taaban maayo; wax fahan
BB; you should try his female only shaxaari school.; ashuun madax ma ku qaadi kartaa horta? To enrol in his school you need to do that litmus test.
Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 2:59 am
by Twist
Shiikh murjaan filinkiisa eey aa cunay markaas. Iga qalee dheh sxb bahashaas maraqeeda meel walbaan ku cabaaye.
Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 3:02 am
by Lamagoodle
Shiikh murjaan filinkiisa eey aa cunay markaas. Iga qalee dheh sxb bahashaas maraqeeda meel walbaan ku cabaaye.

in la dhaahiriyo waaye intaan la cunin
Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 3:04 am
by Twist
Ayadoon la dhaahirinin intaa caano kor kaga soo shubto hoos maka cabeysid miyaa?
Damn, man! My nastiness is kicking in sxb ee maalin wanaagsan!

Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 3:10 am
by Lamagoodle
Koleeyto wadaada ayaad ayaay kuu helayaan. Laakin waa inaad hambo reebtaa
Habeen wanaagsan.
Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 3:13 am
by SultanOrder
waa maxay sheekadaan aad wadin gaar, pm so ma taqaantin?

Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 3:14 am
by Twist
Haddii bacda madow banaanka la iigu soo tuuro adigaa ka mas'uul ah, sxb.
Ciao!
PO: Are you becoming one of that "
leave my thread people" crew, mate? It's the new year & you don't pay the server costs so let's chill.

Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 3:18 am
by SultanOrder
niyo, inaa sheekada dhexgalo kali ba doonayey

Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 3:20 am
by Twist

And you always show up markay xeero iyo fandhaal kala dhacaan?
Where the hell do you live horta? Uzbekistan?

Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 3:23 am
by SultanOrder
walal maba akhriyo sheekada ii dhaafto
marka it looks like bad timing

Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 8:21 am
by gedo_gurl
Lamgoodle,

hilarious xarfan, but i can barely hear what the female is saying. waxne maiga samenin aboow ee Twist aa dhalan rogtay. Bal woxo qoroyo fiiri maantey .
Sideen u dhalan rogey? He is Mowlaana shaxaari. Aniga dugsigiisa ayaan ka qalanjebiyey ( i was his
kabiir). Marka cadeey waxaa loogu yaqaaney sheikh
murjaan,
shito ma daare, shiirey ma
koodiye, naag shuun leh ma
shibiye 
I really want the translation for these words...I can guess but this shit sounds hilarious

Re: what is your new year resolution
Posted: Sun Jan 01, 2012 8:25 am
by Alphanumeric
I am familiar with Marjaan being a brand of rice.
That is all.
Oh, and kabiir is the older kids in the dugsi that help the younger ones!
And shito may perhaps be a typo for the Japanese religion Shinto.
And shibiye....Shibuya, Japan? Perhaps.