"quote" Finally the Ethiopian army crossed the border."
Isn't that what we were all craving for
Ethiopia miyeyna ahayn tii mese we are talking of another Ethiopia
Ethiopia miyeyna ahayn tii;
1. Jabhad waliba u tegtey ee soo hubeysey ee dhabarka kasoo dhirbaaxday? Waa kee reerka Somaaliyeed ee aan u tegin? SSDF, SNM, USC, SPM, RRP, iyo war-lord kasta.
2. Iminkadan mid waliba u dhuunto, ee weliba ay ku faanaan, hebel ayaa la kulmay Melez.
3. Miyeyna ahayn ta qaarkeen yidhaahdeen "Waa walaalahayo oo Somaalida way naga xigaan"???
4. Miyeyna ahayn ta dekadaheena qaar ka mid ah iskaba maamulata.
5. Miyeyna ahayn ta mushaaxeysa magaalo kasta?
U mashxarada dee waa waxaad rabteeni,
Muxuu yidhi ninkii marqaansanaa;
Ha is raacdo diidaye, ha is raamsatee daa.
Somaali iyadaa halkaa is dhigtey. Iyadaa cadow iyo nacab isu loogtey.
Nasiib darro, caloosha ayaa iga xanuuneysa warkaas.