Moderators: Moderators, Junior Moderators

He was my grandpa... Xussein Cali Maxamed Koshin, my mom's mom is [------] Ciise Maxamed Koshin...the number one freedom fighter, Somalia Hanoolaato was first shouted by him and became his nickname as well as the slogan of the future Somali state.hormood kacdoonkii Hanoolaato ee ka dhacay meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya 1940s....hogaamiyigii kacdoonkaas Sheekh Xuseen Cali Hanoolato (Wagardhac) waxaana haleelay falaar ay soo gameen koox pro Italian ah ama taageersana Talyankii oo ku shirbaysay laajada Caliyaalo ama Aadan yabaal, waa sida ay ii xaqiijiyeen dad halkaay goob joog ka ahaa maalintaas.



I could be wrong but i believe Dhagaxtuur was symbolic hero, But Maxamuud Xarbi and Sheekh Barsame are two great Somali freedom fighters.Dhagax tuur won't be forgottet so they didn't die in vain. They are role models for the future Somalis.

Open your eyes bro, the constabulary were not using Falaaro (Arrows) it was Somali arrow that killed Xaawo Taako as you can see her statue which was sold as scrape by Xildhibaan Osman Ato and Co in 1991. i call that second murder scence of Xaawo taako.http://en.wikipedia.org/wiki/Hawo_Tako
She was in a crowd, throwing rocks, when the constabulary fired into the crowd.

Waxaa afkiisa iiga sheegay Allaha ha ka raali noqdee halgamaa Sheekh Xuseen Cali (hanoolaato) in Xaawo Cismaan aheyd xaaskiisii cunuga Xaawo sidayna uu ahaa ilmihiisii. kuumana sheegayo Sarjantihii Xabsiga u taxaabay Hanoolaato but you guess it?Waa markii ugu horeysey oo aan ku maqlo taaariikhda halyey Xuseen Hanoolaato iyo halyeeyad Xaawo Taako inay isku dhaxeen ama is qabeen. Cabdirizaqow, walaalow, xageed ka akhrisay sheekadaan? Majiraan qof ka mid ah dadka Soomaliyeed ee halkaan isugu yimaada oo noo xaqiijinkara inay taariikh ahaan run tahay sheekadan iyo in kale?Xaawo Taaako; waxaay aheyd Marwo Soomaaliyeed oo ka mid ka mid ahaa hormood kacdoonkii Hanoolaato ee ka dhacay meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya 1940s.
Waxaa aheyd Gabar Soomaaliyeed (Bartire) oo safka hore kaga jirtay kacdoonkaas, Xaamilo ama uur laheyd markii falaarta wadnaha looga dhuftay waxaana qabay sida la ii sheeggay hogaamiyigii kacdoonkaas Sheekh Xuseen Cali Hanoolato (Wagardhac) waxaana haleelay falaar ay soo gameen koox pro Italian ah ama taageersana Talyankii oo ku shirbaysay laajada Caliyaalo ama Aadan yabaal, waa sida ay ii xaqiijiyeen dad halkaay goob joog ka ahaa maalintaas.


Brother Abdirizaq, I will have to take your word for this.. Sheekh Xuseen Cali Hanoolaato, aliihaay ha ka raali noqdee, was a first rate Somali hero, as anyone who judges such matters, would no doubt attest to. Having said though, and this is no way to question the veracity of your assertion or anything like that, but it still strucks me rather odd to hear for the first time that not only was Xaawo Tako real both in flesh and blood (for I, much like considerable number of other Somalis, have always thought of her as no more than fictitious character created solely for the purposes of symbolism) as Somali heroine but she was to boot also married to another Somali hero whom I admire and respect a great deal.Waxaa afkiisa iiga sheegay Allaha ha ka raali noqdee halgamaa Sheekh Xuseen Cali (hanoolaato) in Xaawo Cismaan aheyd xaaskiisii cunuga Xaawo sidayna uu ahaa ilmihiisii. kuumana sheegayo Sarjantihii Xabsiga u taxaabay Hanoolaato but you guess it?Waa markii ugu horeysey oo aan ku maqlo taaariikhda halyey Xuseen Hanoolaato iyo halyeeyad Xaawo Taako inay isku dhaxeen ama is qabeen. Cabdirizaqow, walaalow, xageed ka akhrisay sheekadaan? Majiraan qof ka mid ah dadka Soomaliyeed ee halkaan isugu yimaada oo noo xaqiijinkara inay taariikh ahaan run tahay sheekadan iyo in kale?Xaawo Taaako; waxaay aheyd Marwo Soomaaliyeed oo ka mid ka mid ahaa hormood kacdoonkii Hanoolaato ee ka dhacay meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya 1940s.
Waxaa aheyd Gabar Soomaaliyeed (Bartire) oo safka hore kaga jirtay kacdoonkaas, Xaamilo ama uur laheyd markii falaarta wadnaha looga dhuftay waxaana qabay sida la ii sheeggay hogaamiyigii kacdoonkaas Sheekh Xuseen Cali Hanoolato (Wagardhac) waxaana haleelay falaar ay soo gameen koox pro Italian ah ama taageersana Talyankii oo ku shirbaysay laajada Caliyaalo ama Aadan yabaal, waa sida ay ii xaqiijiyeen dad halkaay goob joog ka ahaa maalintaas.

6. 5tii Octobar 1949kii dagaalkii dhagax tur iyo hanoolaato.
http://geesguud.com/gs/index.php?option ... &Itemid=54

Yeah you're wrong. His sister lives in north west London. I think she said he was 18 when he died.
I could be wrong but i believe Dhagaxtuur was symbolic hero

Voltage, no, I am not Abdirizaq. Just having a bit of difficult reconciling this new version of our history, regarding Xaawo Tako, with the one I grew up. Anyways, your grandmother's account of this story seems much more plausible than the one Abrizaq put forth in regard to Xaawo Tako being married Hussein Hanoolaato.Barbaroosa are you Abdirizak? The writing style seems very similar and the camiraad/dhaga hadal over what I have said seems very obvious. Just so you know again, the guy was my mom's abti (his father Cali Maxamed Kooshin was the older brother of my mom's maternal grandfather Ciise Maxamed Kooshin). Their brother Adan Maxamed Kooshin produced another esteemed member of my mom's abtiyaal, Hussein Wayne, the well known Somali sea merchant before 1991. I have myself met a number of rer Hanoolaato including his grandchildern, some of whom have stayed with us.
He was not married to Xaawo Taako and that is unsubstantiated folklore.
Seemeyer, this is actual recorded history. Of course Hanoolaato is a Somali word, but the political context and the modern historical precedence had to do with that anti-colonial uprising started by my grandfather. He is well recognized north and south for it.
6. 5tii Octobar 1949kii dagaalkii dhagax tur iyo hanoolaato.
http://geesguud.com/gs/index.php?option ... &Itemid=54


Can you find his name and place and events, i stand to be corrected, thank u bro U.MYeah you're wrong. His sister lives in north west London. I think she said he was 18 when he died.
I could be wrong but i believe Dhagaxtuur was symbolic hero

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 20 guests