Aniga maxa go'aan ku gareey inta af-soomali hal isbuuc forumka ku qor bis.
Ya ila sameeynayo saas? Bis lee dadka af-soomaligooda aa saas uu fiicnayn aa ka qayb gal karan.
bs: Haa ii cuunina.
Moderators: Moderators, Junior Moderators

midaa ku qabto iyado Somali mahine wax kale ku hadleeyso hal isbuuc oo kale aa logu daraa![]()

InshaaAllahWarsaneey so dhawoow abaayo..
Hayee aniga'na ugu daar
Hal isbuuc anigu ba af Soomaali kaaleya ba ku hadlayaa (Ilahay hadu ka digo)..
@ Green..
![]()

Haa waxaa idinka badbaadi raba inaa sidi gabartan noqotiinmidaa ku qabto iyado Somali mahine wax kale ku hadleeyso hal isbuuc oo kale aa logu daraa![]()
Na ma askariyada luqaadda ba tahay?

it's waxaan go'aan ku...Waa idin wada salaamay aqyarta..
Aniga maxa go'aan ku gareey inta af-soomali hal isbuuc forumka ku qor bis.
Ya ila sameeynayo saas? Bis lee dadka af-soomaligooda aa saas uu fiicnayn aa ka qayb gal karan.
![]()
![]()
bs: Haa ii cuunina.![]()
ha isku dhibin, anaa ku daalay, waxaay dhahaan "maxaan raba" intay odhan lahaayeen "waxaan raba", afsomaligoodu ba si ka ahit's waxaan go'aan ku...Waa idin wada salaamay aqyarta..
Aniga maxa go'aan ku gareey inta af-soomali hal isbuuc forumka ku qor bis.
Ya ila sameeynayo saas? Bis lee dadka af-soomaligooda aa saas uu fiicnayn aa ka qayb gal karan.
![]()
![]()
bs: Haa ii cuunina.![]()

[youtube]zQJsQhqRdrQ&feature=player_embedded[/youtube]

Mandeeq, walalashiis, aniga maxa dhaha, ''maxa' waxaan maba uu moodey inta isticmaloit's waxaan go'aan ku...Waa idin wada salaamay aqyarta..
Aniga maxa go'aan ku gareey inta af-soomali hal isbuuc forumka ku qor bis.
Ya ila sameeynayo saas? Bis lee dadka af-soomaligooda aa saas uu fiicnayn aa ka qayb gal karan.
![]()
![]()
bs: Haa ii cuunina.![]()
Adiga saa afo-soomali igu hadashi doktoor maa ii soo qoray?ha isku dhibin, anaa ku daalay, waxaay dhahaan "maxaan raba" intay odhan lahaayeen "waxaan raba", afsomaligoodu ba si ka ah

kkkkkkk (Somali qosal![]()
![]()
)

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 63 guests